Category: Wararka

1 2,245 2,246 2,247 2,248 2,249 2,823 26964 / 33874 POSTS
Gobolka Hiiraan oo wali lacagta dalka laga diidanyahay (dhegayso)

Gobolka Hiiraan oo wali lacagta dalka laga diidanyahay (dhegayso)

Magaalada Baladwayne ee xarunta Gobolka Hiiran waxaa ka jirta  diidmada lacagta Shilin Soomaaliga taaso saamayn kuyelatay dadka dnta yar Gudo [...]
Waraysi: Goorma ayaa xariga laga jarayaa Wadada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo ?

Waraysi: Goorma ayaa xariga laga jarayaa Wadada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo ?

4 Sano ee ugu dambaysay Gobolka Sanaag waxa uu samaynayay horumar lataabanka oo ay ka midyihiin dhanka kaabayasha dhaqaalaha, sida dhismihii , Wadada [...]
Xulashada Daljir & Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Axmed [...]
Ganacsade wayn oo lagu dilay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool

Ganacsade wayn oo lagu dilay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool

Kooxo hubaysan ayaa xalay ku dilay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool Allha ha u naxariistee Maxamed Cabdi Timir oo ka mid ahaa ganacsatada [...]
Al-shabaab oo sheegtay inay dileen sarkaalkii dowladda ee Ceelasha Biyaha

Al-shabaab oo sheegtay inay dileen sarkaalkii dowladda ee Ceelasha Biyaha

Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay inay dileen Mustafe Beer dilaacshe oo ahaa sarkaalkii ciidamada dowladda faderaalka Soomaaliya ee deegaanka Ceelasha B [...]
Madaxwaynihii hore Baraaziil Lula da Silva oo xabsi la dhigay

Madaxwaynihii hore Baraaziil Lula da Silva oo xabsi la dhigay

Madaxwaynihii hore Brazil Luiz Inacio "Lula" da Silva ayaa isku dhiibay ciidamada booliska ee dalkaasi, isagoo ay u bilaaban doonto 12-sano oo xabsi, [...]
70-Qof oo wadanka Suuriya ugu geeriyooday weerar gaas loo adeegsaday (sawiro)

70-Qof oo wadanka Suuriya ugu geeriyooday weerar gaas loo adeegsaday (sawiro)

Weerar loo adeegsaday kiimika ayaa ku dilay 70-ruux  magaalada Duuma ee ay mucaaradku ku xooganyihiin ee u dhow caasumadda Suuriya ee Dimishiq. Wee [...]
Raysal Wasaaraha Cusub ee Itoobiya oo booqasho ku jooga Jigjiga

Raysal Wasaaraha Cusub ee Itoobiya oo booqasho ku jooga Jigjiga

Raysal wasaaraha Cusub ee dalka Itoobiya Axmed Abey oo magacabaan muddo todobaad ah ayaa booqasho ku jooga magaalada Jigjiga ee xarunta Dowlad Deegaan [...]
Madaxwayne Farmaajo iyo guddiyo kasocda baarlamaanka is-khilaafsan oo kulmay

Madaxwayne Farmaajo iyo guddiyo kasocda baarlamaanka is-khilaafsan oo kulmay

Madaxwaynaha Dowladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa xalay xafiiskiisa madaxtooyada Villa Soomaaliya kula kulmay guddiyo katir [...]
Saaka & Dunida iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Arooryo suubban, kuna soodhawaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida. Jamaal Faarax Aadan ayaa aroortan barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo [...]
Warka Arooryo iyo Cumar Lakiman, Daljir cWaaq (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Cumar Lakiman, Daljir cWaaq (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortaan idiin akhrinaya Cumar Lakiman oo ku sugan xarunta Daljir [...]
Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Kulanti wanaagsan! ku soodhawaada barnaamijkii  Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir, Barnaamijku waxaa  uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir ee Gaalk [...]
1 2,245 2,246 2,247 2,248 2,249 2,823 26964 / 33874 POSTS