Gobolka Hiiraan oo wali lacagta dalka laga diidanyahay (dhegayso)

Gobolka Hiiraan oo wali lacagta dalka laga diidanyahay (dhegayso)

Magaalada Baladwayne ee xarunta Gobolka Hiiran waxaa ka jirta  diidmada lacagta Shilin Soomaaliga taaso saamayn kuyelatay dadka dnta yar

Gudoomiye kuxigeenka dhinaca Arrimaha Bulshada Maamulka gobolka Hiiraan Sheekh Xuseen Cismaan Cali  ayaa Radio Daljir usheegay in gabi ahaan aan laga isticmaalin Shilin Soomaaliga

Wuxuu intaas kudaray in ganacsata ku dhaqan Baladwayne ay joojiyeen lacagta Shilinka taaso keentay in ay dadku ay u wareegeen istcmaalka lacagaha lagu shubto taleefoonada

Zubeyr Shiikh Cabdi ayuu uga waramay diidmada lacagta Soo,maaliga ee Baladwayne

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com