Category: Wararka

  • Soomaaliya waa xubin kamida ah ururka jaamacada carabta

    Soomaaliya waa xubin kamida ah ururka jaamacada carabta

    Soomaaliya waa xubin kamida ah ururka jaamacada carabta waana xubintii 20aad ee ururkaas. Dawlada soomaaliya waa dawladii ugu dambaysay ee gashay ururkaas,ilaa haatan. Waxa jira sababo aan uga mid noqonay ururkaas.inaga iyo dawladaha kale ee kujira U.J.C. Waxaan nahay dad walaalo ah oo meel kasta iskaga mid ah . Waxana ka mid ah meelaha aan…

  • Dowladda Maraykanka oo kordhinaysa Duqaymaha Alshabaab

    Dowladda Maraykanka oo kordhinaysa Duqaymaha Alshabaab

    Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay kordhisay duqeymaha ka dhanka ah dagaalyahanada Al-Shabaab ee ku sugan Soomaaliya. Samantha Reho oo Sarkaal Sare oo ka tirsan Ciidamada Mareykanka ee ku sugan Qaaradda Afrika ayaa Wargeys kasoo baxa Mareykanka u sheegay in ay kordhiyeen Sanadkaan 2018-ka Weerarada dhanka Cirka ah ee ay ka waddaan Soomaaliya. Samantha Reho…

  • Madaxwayne Farmaajo oo kulan la yeeshay Saraakiisha Ciidamada

    Madaxwayne Farmaajo oo kulan la yeeshay Saraakiisha Ciidamada

    Madaxwaynaha Dowladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa xalay kula kulmay xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya ee Muqdisho saraakiisha ciidamada militariga, nabad sugidda iyo booliska. Madaxwaynaha ayaa kala hadlay saraakiisha ciidamada inay ciidamada muujiyaan feejignaan oo ay ku milmin siyaasadda iska soo horjeeda ee ka taagan magaalada Muqdisho. Maalmihii lasoo dhaafay ayaa waxaa soo baxayay in…

  • Kulankii Baarlamaanka ee Soomaaliya oo mar kalle dib u dhac uu ku yimid

    Kulankii Baarlamaanka ee Soomaaliya oo mar kalle dib u dhac uu ku yimid

    Warar aanu ka helayno illo ku dhow xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa soo warinaya inuu mar kalle dib u dhac uu ku yimid kulankii baarlamaanka Soomaaliya loo balansanaa maanta inay yeeshaan mar kalle , kaasi oo diiradda lagu saari lahaa cod u qaadista guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari. Wararka ayaa sheegaya in…

  • Ra’iisul Wasaare Xasan Khayre oo kormeeray goobihii shalay la weeraray

    Ra’iisul Wasaare Xasan Khayre oo kormeeray goobihii shalay la weeraray

    Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Faderaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xalay kormeeray laba baro oo ciidamadu ku leeyihiin magaalada Muqdisho oo maalinimadii shalay ka dhaceen laba qarax oo gaari loo adeegsaday. Goobaha uu booqday ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre ayaa waxaa uu kula kulmay ciidamadii ka qaybgalay kahortagga weeraradii shalay kadhacay magaalada Muqdisho oo ay…

  • Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga soo daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim. Kaga bogo wixii saaka warar dal iyo dibad naga soo gaaray. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ac83322030100c6672123ce/SD_MCI_BSSO_7_4_2018.mp3

  • Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

    Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

    Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Haykal oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. Xasan Heykal ayaana soojeedinaya. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ac799ac01010094da22aa1c/Warka+Fidnimo+Xasan+Heykal+Bosaaso+64-2018++jimce+sax+.mp3

  • Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Ka Qayb Galay Aas Qaran oo Loo Sameeyey Guddoomiyihii Hore ee Hay’adda PASAWEN ee Puntland

    Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Ka Qayb Galay Aas Qaran oo Loo Sameeyey Guddoomiyihii Hore ee Hay’adda PASAWEN ee Puntland

    Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 6 April 2018 ka qayb galay aas qaran oo loogu sameeyey magaalada Qardho ee caasimada Gobolka Kar-Kaar Guddoomiyihii Hore ee Hay’adda PASAWEN ee Puntland Allah hau naxariistee marxuun Eng. Abshir Muuse Saciid. Aaska qaranka ee loo sameeyey maanta Guddoomiyihii Hore ee Hay’adda PASAWEN ee Puntland…

  • Qaraxyo khasaare geeystay oo Muqdisho kadhacay

    Qaraxyo khasaare geeystay oo Muqdisho kadhacay

    Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa Qarax xoogan oo goordhow ka dhacay Inta udhexeysa Isgoyska Banaadir iyo Daarta Sey Piano ee Magaalada Muqdisho. Gaari laga soo buuxiyay walxaha Qarxa ayaa ku qarxay Goob gaadiidka ay ku baaraan Ciidanka Nabad Sugida Somaliya, Qaraxa ka hor waxaa la maqlay rasaas ay isweydaarsanayeen Ciidankii ilaalada ku sugnaa…

  • Eng Abshir Siciid Muuse oo Aas Qaran loogu sameyeey Qardho (dhegayso/Sawiro)

    Eng Abshir Siciid Muuse oo Aas Qaran loogu sameyeey Qardho (dhegayso/Sawiro)

    Allaha u Naxariiste waxaa maanta Magaaladda Qardho Aas Qaran loogu sameyeey Eng Abshir Siciid Muuse Guddoomiyihii hore ee Hay’adda PASAWEN ee Puntland,iyado ay ka qayb galeen Madax iyo shacab Farabadda. Madaxweynaha Puntland ayaa kamid ahaa Madaxdii ka qayb gashay Aaska Marxuumka oo kamid ahaa Aas Asayaashi Puntland. Wariye Maxamuud Fantastic ayaa Warbixintan Qardho kaso diray…

  • MAANHADAL: Khilaafka Barlamaanka iyo aragtida dhegaystayaasha (dhegayso)

    MAANHADAL: Khilaafka Barlamaanka iyo aragtida dhegaystayaasha (dhegayso)

    Kulanti wacan dhegaystayaal meel walba oo aad joogtan, kuna soodhawadda barnaamijka Maanhadal oo ah todobaadle, todobaadkanna waxa aan ku falaanqeyneynaa khilaafka hareereeyey Barlamaanka Soomaaliya. Barnaamijka xaxaa xaruntayada Daljir Boosaaso ka soojeedinaya Axmed Shiikh Maxamed (Tallman). Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ac78b19030100f75e20b710/Maanhadal_Tallman_Bsso-06-Apr-2018.mp3

  • Warka Duhurnimo ee Daljir iyo Xasan Heykal (dhegayso)

    Warka Duhurnimo ee Daljir iyo Xasan Heykal (dhegayso)

    Kulan wanaagsan ku soo dhowaada warka duhurnimo ee Radio Daljir waxaana maanta oo Jimce ah xarunta Daljir ee magaalada Boosaaso Ka soo jeedinaya weriye Xasan heykal http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ac77d1d05010065ef8558fb/Warka+Duhurnimo+Xasan+Heykal+Bosaaso+Jimce+6-4-2018+.mp3

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com