Ganacsade wayn oo lagu dilay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool

HomeWararka

Ganacsade wayn oo lagu dilay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool

Kooxo hubaysan ayaa xalay ku dilay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool Allha ha u naxariistee Maxamed Cabdi Timir oo ka mid ahaa ganacsatada

R/W Xigeenka DFS oo Tacsiyadeeyay Fanaanadii caanka ahayd ee Sahra Axmed oo Geeriyootay
Jubbaland oo ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Shabaab Bisha Ramadaan
Sheeko Gaaban: Guuldarro Jacayl God ma loo Galaa! (Taxanaha 44aad – maqal & muuqaal)

Kooxo hubaysan ayaa xalay ku dilay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool Allha ha u naxariistee Maxamed Cabdi Timir oo ka mid ahaa ganacsatada waawayn ee gobolka Sool.

Koox ku hubaysan bastoolad ayaa wararku ay sheegayaan inay dilka gaysteen, kuwaasi oo goobta ka baxsaday.

Wararka aanu ka helayno magaalada Laascaanood ayaa sheegaya inay jirto xiisad ka dhalatay dilka ganacsadaha, kaasi oo kasoo jeeda mid ka mid ah laba beelood oo dagaal uu ku dhexmaray gobolka Sool, waxaana socda dhaqdhaqaaqyo ay dhinacyadu ka wadaan magaalada, taasi oo walaac ku abuurtay bulshada magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: