Al-shabaab oo sheegtay inay dileen sarkaalkii dowladda ee Ceelasha Biyaha

Al-shabaab oo sheegtay inay dileen sarkaalkii dowladda ee Ceelasha Biyaha

Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay inay dileen Mustafe Beer dilaacshe oo ahaa sarkaalkii ciidamada dowladda faderaalka Soomaaliya ee deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho.

Weerarka ayaa kadhacay isla deegaanka, waxaana ay ururka Al-shabaab sidoo kalle ku sheegeen inay ku dileen laba ka mid ah ilaalada taliyaha geeriyooday.

Majirto wax war ah oo hay’adaha ammaanka ay kasoo saareen sheegashada ururka Al-shabaab.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
  • Nuurkanederland 6 months

    WHO REALY IS ISIS & ALSHABAB!?
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE. OK.
    ALSHABABNA KA AG FIIRI CIA,MOSSAD & SIS.
    WAA KOOXO LOO SAMAYSTAY CEEBAYNTA DIINTEENA IYO IN LAGU BURBURIYO QARANIMADEENA, SHARAFTEENA IWM.
    ALSHABAB+XERADA XALANE+AMISOM+UNSOM=ONE=QANDARAASLAYAAL HOOS KA WADA SOCDA HAL MEELNA DHAQAALAHA LAGA SIIYO.
    THEY ARE TOILET PAPER.

  • Xaqdaradiina ku jira Lama ARAG lamana maqal ruux islaama baan dilay bay yiraahdaan maalin walba ku jira ka BEEN sheegida DIINTA islaamka