Category: Wararka

  • Duqa Muqdisho oo soo bandhiga waxa uqabsoomay Maamulkiisa.

    Duqa Muqdisho oo soo bandhiga waxa uqabsoomay Maamulkiisa.

    Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo marti ku ahaa barnaamijka Dood Furan ee ka baxa Telefeshinka Qaranka ayaa ka hadlay waxyaabihii u qabsoomay maamulkiisa iyo halka uu hiigsanayo. Guddoomiyaha ayaa marka hore ka warbixiyey xaaladaha amniga, horumarka la sameeyey iyo caqabadaha jira. Sidoo kale waxuu ka hadlay qorshaha uga…

  • Ciidamo Dowladda katirsan oo ku dagaalamay Muqdisho

    Ciidamo Dowladda katirsan oo ku dagaalamay Muqdisho

    waxaa maanta la kala qaaday Ciidamo kawada tirsan Dowladda balse u abaabulnaa hab beeleed, iskuna heysteen dhul ku yaalla Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir. Dagaalka dhexmaray oo Gelinkii dambe ee shalay bilawday waxaa ka dhashay Khasaare dhimasho iyo Dhaawac oo kala gaaray labada dhinac, kuwaa oo qaarkood muddo meydadkooda halkaa ay yaaleen. Dhamme Xuseen Maxamuud…

  • Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Arooryo suubban! Ku soodhawaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka inoo daadihinaya cXakiin Xuseen Xasan, kana soojeedinaya xarunta Daljir Garoowe. Kaga bogo wixii warar saaka loogu hadalhayn badnaa, dal iyo dibad. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ac6d198030100e74a20613a/SD_Garoowe+cXakiin+Xuein+Xasan+06+04+20182.mp3

  • Caawa & Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Caawa & Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, waxaana idiin daadihinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan. Hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ac6852f0501008eef84e599/C+D+Garoowe+cXakiin+Xusein+Xassan+05+04+2018.mp3

  • Xildhibaano Barlamaanka Federaalka ah eedeyn Kulul u jeediyeey Xukumadda (dhegayso)

    Xildhibaano Barlamaanka Federaalka ah eedeyn Kulul u jeediyeey Xukumadda (dhegayso)

    Xildhibaano katirsan Barlamaanka federaalka Somaaliya oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa ka hadlay kulanki shalay ee baaqday iyo buuqi kadhashay,iyago Jawaari ku tilmaamay mid kadambeyey wixii shalay kadhacay Hoolka Barlamaanka. Xildhibaanadan ayaa dhinaca Kale Xukumadda Farmaajo ku eedeyeey inay masuuliyadda baaqashadda Kalfadhigas ay lahayd ,iyago sheegay in loo bahanyahay in khilaafka Barlamaanka dhex…

  • Shirka Goloha Wasiiradda Soomaaliya oo looga hadlay Amniga, Dhaqaalaha iyo Hanaanka Deyn cafinta Soomaaliya.

    Shirka Goloha Wasiiradda Soomaaliya oo looga hadlay Amniga, Dhaqaalaha iyo Hanaanka Deyn cafinta Soomaaliya.

    Shirka Goloha Wasiiradda ee Xakuumadda Federaalka Soomaaliya oo shir-goddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa looga hadlay Xaalada amaan ee dalka, Faah-faahinta Geedi-socodka dayn cafiska Soomaaliya, Hanaanka Maaliyadda Qaranka iyo Warbixino kale oo muhiim ah. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amniga Gudaha Cabdinaasir Siciiid Muuse ayaa sheegay in howlgalka lagu sugayo amaanka magaalada Muqdisho…

  • Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Si Ku-Meel Gaara U Magacaabey Guddoomiyaha iyo Guddoomiye Ku Xigeenka Degmada Garoowe

    Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Si Ku-Meel Gaara U Magacaabey Guddoomiyaha iyo Guddoomiye Ku Xigeenka Degmada Garoowe

    Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 05 April 2018 xafiiskiisa kasoo saaray wareegtu lagu magacaabay Guddoomiye iyo Gudoomiye ku xigeen kumeel gaar ah ee Degmada Garoowe. Xeer Madaxweyne Lr.53 April 05, 2018, kuna saabsan magacaabid Guddoomiyaha Iyo Gudoomiye Ku Xigeenka Kumeel Gaarka ah ee Degmada Garoowe. Madaxweynaha…

  • Qaban qaabada Aaska Marxuum Eng Abshir Muuse Siciid oo Qardho laga dareemayo (dhegayso)

    Qaban qaabada Aaska Marxuum Eng Abshir Muuse Siciid oo Qardho laga dareemayo (dhegayso)

    Allaha u naxariiste Maalinta berito ah waxaa lagu Wadda Magaaladda Qardho ee Xarunta gobalka Karkaar in la keeno meydka Marxuum Eng Abshir Muuse Siciid oo kamid ahaa Aas Asayaashi Puntland oo Todobaadki horre ku geeriyooday dalka Ingiriiska. Saraakisha Amniga Magaaladda Qardho ayaa Daljir uga waramay Sugidda Amniga Qardho maadama Wafuud Caalmiya ay kaso qayb galayaan…

  • Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garowe (dhegayso)

    Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garowe (dhegayso)

    Cawaysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Maxamed Lakiman, xarunta Daljir Garowe. Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ac659da0201009f09ca2043/Wwarka+Fiidinimo+M+Lakiman+5_April_2018+Khamiis+ok.MP3

  • Wacaal daray ah: Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Kala Diray Golaha Deegaanka Degmada Garoowe

    Wacaal daray ah: Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Kala Diray Golaha Deegaanka Degmada Garoowe

    Madaxweynaha Dawladda Puntland Ayaa Waxa uu Kala Diray Golaha Deegaanka Degmada Garoowe. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 5 April 2018 xafiiskiisa kasoo saaray wareegtu ku saabsan kala dirid Golaha Deegaanka Degmada Garoowe. Xeer Madaxweyne Lr. 52 April 05, 2018, kuna saabsan Kala dirid Golaha Deegaanka Degmada…

  • Mowshin ka socday magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland oo la hakiyay (dhegayso)

    Mowshin ka socday magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland oo la hakiyay (dhegayso)

    Xildhibaanada golaha deeganka ee magaalada Garoowe ayaa qaar ka mid ah waxaa ay sheegeen inay ka laabteen mowshin ay ka keeneen duqa magaalada Garoowe , waxaana  heshiis gaaray qayb ka mid ah xildhibaanadii mowshinka keenay iyo duqa magaalada Garoowe. Xildhibaano katirsan golaha deegaanka ayaa wali qaarkood waxaa ay ku adkaysanayaan mowshinka inkastoo maamulka gobolka Nugaal…

  • Shirkii Golaha Wasiiradda Puntland Maxaa looga hadlay? (Akhriso)

    Shirkii Golaha Wasiiradda Puntland Maxaa looga hadlay? (Akhriso)

    Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayay Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay Amniga Puntland, Xaaladda ka Taagan Magaalada Muqdisho, Dastuurka Dawladda Federaalka iyo Baahinta Wax-qabadka Dawladda.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com