Category: Wararka

1 2,080 2,081 2,082 2,083 2,084 2,821 24984 / 33843 POSTS
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe ka daadih [...]
Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa. Ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortaan idiin akhrinaya Maxamed Lakiman oo ku sugan xarunta Dal [...]
Maydadka laba Caruur ah oo la helay kadib markii ay badu liqday (dhegayso)

Maydadka laba Caruur ah oo la helay kadib markii ay badu liqday (dhegayso)

labo caruur ah oo da'dooda lagu sheegay ilaa iyo sagaal sano jir ayaa dhanka bari ee xeebta magaalada Bosaaso maydkooda uu ku soo caariyay kadib marki [...]
Dekedda Muqdisho oo la bilaabay inay habeenkii ay shaqayso (dhegayso)

Dekedda Muqdisho oo la bilaabay inay habeenkii ay shaqayso (dhegayso)

Aamino Ladan Axmed Cali ayaa warbixintan ka diyaarisay, 28sano kadib dekedda Muqdisho oo bilowday in habeenkii xoolaha nool la dhoofiyo. http://zen [...]
Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay xeerka Tacliinta Sare (dhegayso)

Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay xeerka Tacliinta Sare (dhegayso)

Golaha wakiilada ee Puntland oo ku guda jira kalfadhigoodii ugu dambeeyey , muddo xileedkooduna dhamaadka yahay ayaa ansixiyay xeerka Tacliinta Sare e [...]
Xulashada Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan ,Daljir Garowe (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan ,Daljir Garowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee m [...]
Ingiriiska oo masuuliyiinta Koonfur Galbeed kala hadlay doorashada gobolkaasi

Ingiriiska oo masuuliyiinta Koonfur Galbeed kala hadlay doorashada gobolkaasi

Masuuliyiin kasocda dowladda Ingiriiska oo gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa waxaa ay la kulmeen masuuliyiin katirsan Koonfur Gal [...]
Hantidii lagu boobay rabshadihii gobolka Soomaalida ee Itoobiya oo la celiyay

Hantidii lagu boobay rabshadihii gobolka Soomaalida ee Itoobiya oo la celiyay

Guddi odayaal ah oo kasoo jeeda magaalada Godey ee gobolka Soomaaliyeed ee ay Itoobiyo maamusho ayaa sheegay inay dib u celiyeen inka badan boqolkiiba [...]
Safarkii RW Kheyre ee Puntland iyo rajadda dowladnimo (daawo)

Safarkii RW Kheyre ee Puntland iyo rajadda dowladnimo (daawo)

Mudane Xasan Cali khayre, Ra'iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo dhawaan safar ku yimid Puntland ayaa isagoo ka qaybgalaya xafladdi 20 [...]
Saaka & Dunida iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Arooryo suubban, ku soodhawaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida. Jamaal Faarax Aadan ayaa aroortan barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo i [...]
Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortaan idiin akhrinaya Ayaanle Cabdullaahi Jaamac oo ku sugan x [...]
Guddoomiyaha Xisbiga Midinimadda oo Daljir u waramay (dhegayso)

Guddoomiyaha Xisbiga Midinimadda oo Daljir u waramay (dhegayso)

Yuusuf Cismaan Maxamed (shimbir) oo ah Gudoomiyaha xisbiga midnimadda soomaaliyeed oo Waraysi sinayaay Radio Daljir ayaa ka hadlay Caawa Arrimo badda [...]
1 2,080 2,081 2,082 2,083 2,084 2,821 24984 / 33843 POSTS