Maydadka laba Caruur ah oo la helay kadib markii ay badu liqday (dhegayso)

Maydadka laba Caruur ah oo la helay kadib markii ay badu liqday (dhegayso)

labo caruur ah oo da’dooda lagu sheegay ilaa iyo sagaal sano jir ayaa dhanka bari ee xeebta magaalada Bosaaso maydkooda uu ku soo caariyay kadib markii ay badu liqday .

Carruurtan ayaa bada udabaal tagay saaka , waxaana lasoo sheegay caruur kale oo lasoctay xiligi ay bada galayeen.

Burhaan Ismaaciil waxa uu adeer uyahay mid kamid ah wiilashan ay badu latagtay maanta . Daljir ayuu uga waramay dareenkiisa iyo sida ay wax udhaceen .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com