Guddoomiyaha Xisbiga Midinimadda oo Daljir u waramay (dhegayso)

HomeWararka

Guddoomiyaha Xisbiga Midinimadda oo Daljir u waramay (dhegayso)

Yuusuf Cismaan Maxamed (shimbir) oo ah Gudoomiyaha xisbiga midnimadda soomaaliyeed oo Waraysi sinayaay Radio Daljir ayaa ka hadlay Caawa Arrimo badda

Maxaa looga hadlayaa maanta shirka Wasiirada Jubbaland?
Xukuumadda oo si rasmi ah Maamulka Gobalka Banaadir ugu Wareejisay Maamulka Waxbarshada Caasimadda
Madaxweynaha Koonfur galbeed oo muqdisho tagay

Yuusuf Cismaan Maxamed (shimbir) oo ah Gudoomiyaha xisbiga midnimadda soomaaliyeed oo Waraysi sinayaay Radio Daljir ayaa ka hadlay Caawa Arrimo baddan oo ku saabsan xisbigiisa iyo Mustaqbalka dhow hormarka uu samayn doono

Dhinaca Kale Guddoomiye Yuusuf ayaa ka waramay Hiigsiga xisbiga uu Maddaxda kayahay iyo ku baahsanaanta goboladda soomaaliya iyo siysadooda ku aadan midnimada soomaaliya.

Yuusuf ayaa sidoo kale sheegay in gobolada Dalka oo dhan ay xafiisyo kuleeyihiin kuwaasoo ay ku jiraan gobolada Somaliland,isla markaana shacabka ay si wanaagsan u soo dhaweyeen Xisbigan.

Wariye Jamaal Faarax Aadan ayuu khadka Taleefanka ugu waramay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: