Siyaasi Cabdibarre oo sheegay in DFS ku dag dagtay Go’aanka Khilaafka Canada& Sucuudiga (dhegayso)

Siyaasi Cabdibarre oo sheegay in DFS ku dag dagtay Go’aanka Khilaafka Canada& Sucuudiga (dhegayso)

Siyaasi cabdibare yuusuf jibriil oo kamid ah siyaasiyinta Somaliyeed ayaa sheegay in dowlada soomaaliya ay ku deg degtay go’aan ka qaadhashada Muranka siyaasadeed ee udhexeeya dowladaha sucuudiga iyo Canada kaasoo dhawaan soomaliya sheegtay inay garab taagantahay mowqifka sucuudiga.

Cabdibare ayaa sheegay in maadaama soomaaliya ay tahay dowlad tabaryar aysan hadda Wax Fa’iido ah ugu jirin lakala safashada dowlado arrimo siyaasadeed isku haya.

Wariye Jamaal Faarax Aadan ayuu u Waramay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com