Category: Wararka

1 2,081 2,082 2,083 2,084 2,085 2,821 24996 / 33842 POSTS
Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Kulanti wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii  Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir, barnaamijku waxaa  uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir Gaalkacy [...]
Qalabkii Dhismaha Dekadda Garacad oo Boosaaso laga dajiyeey (Sawiro)

Qalabkii Dhismaha Dekadda Garacad oo Boosaaso laga dajiyeey (Sawiro)

Magaalo Ganacsiga Puntland ee Boosaaso waxaa maanta laga dajiyeey qalabka lagu bilaabi lahaa dhismaha Dekadda Caalamiga ah ee Magaaladda Garacad ee go [...]
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi, Daljir Cabudwaaq (dhegayso)

Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi, Daljir Cabudwaaq (dhegayso)

Caweysin wanaagsan kuna soodhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Ayaanle Cabdulaahi jaamac, xarunta Daljir ee Cabudwaaq. Dheg [...]
Ururka Warbaahinta Puntland ee Map oo Tababar Garoowe uga furmay (dhegayso)

Ururka Warbaahinta Puntland ee Map oo Tababar Garoowe uga furmay (dhegayso)

Caasimadda Puntland ee Garoowe waxaa maanta si rasmi ah uga furmay tababar loo qabtayMadaxda Ururka Map ee Puntland ka howlgala Masuuliyin kasocda [...]
RW Khayre oo Dhagax Dhigay Dhismaha Waddada Liido (Sawiro)

RW Khayre oo Dhagax Dhigay Dhismaha Waddada Liido (Sawiro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo dhagax dhigay dhismaha waddada laamiga ah ee xeebta Liido ayaa ku bog [...]
Ra’iisul Wasaara Khayre oo Daah-furay Golaha Dhaqaallaha Qaranka

Ra’iisul Wasaara Khayre oo Daah-furay Golaha Dhaqaallaha Qaranka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta daah-furay golaha dhaqaalaha qaranka oo madaxweynaha dalku D [...]
Agaasimaha waxbarashadda Puntland oo magacabay masuul Cusub

Agaasimaha waxbarashadda Puntland oo magacabay masuul Cusub

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta oo magacaabay Maamulaha Dugsiga hoose/dhexe ee Xaaji mire Boosaso. Agaasimaha Guud Maxamed [...]
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo sheegay inay si deg deg ah Sool u xoreynayaan (Daawo)

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo sheegay inay si deg deg ah Sool u xoreynayaan (Daawo)

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey oo la hadlayaay Tv-ga RTN ayaa ka hadlay Arrimo baddan oo xalaada Gobalka [...]
Mid kamida Suuqyada Muqdisho oo Albaabada  loo laabay

Mid kamida Suuqyada Muqdisho oo Albaabada loo laabay

Wararka naga soo garaya Suuqa wayn ee loo yaqaan Suuq-boocle  kuna yaala dagmada Dharkiinle ayaa sheegaya in maanta gabi ahaanba Suuqaasi uu xiranyaha [...]
Qiimaha Khudaarta oo Puntland meeshii ugu saraysay gaartay, sababta xiisadda Oromada iyo Soomaalida(dhegayso)

Qiimaha Khudaarta oo Puntland meeshii ugu saraysay gaartay, sababta xiisadda Oromada iyo Soomaalida(dhegayso)

Xiisadda u dhaxaysa qowmiyadda Oromada iyo Soomaalida Itoobiya ayaa sababtay inuu sare u kac ku yimaado qiimaha qudaarta baradhada, basasha oo ka tima [...]
Saraakiil ka goostay Somaliland oo ku dhawaaqay jamhad ka dhan xukuumadda Somaliland

Saraakiil ka goostay Somaliland oo ku dhawaaqay jamhad ka dhan xukuumadda Somaliland

Saraakiil dhanka ciidamada oo katirsanaa guutada sadexaad ee ciidamada Somaliland ayaa dhaqdhaqaaqyo ciidan ka wada deegaano ka mid ah gobolka Sanaag. [...]
Xulashada Daljir & Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Axmed [...]
1 2,081 2,082 2,083 2,084 2,085 2,821 24996 / 33842 POSTS