Agaasimaha waxbarashadda Puntland oo magacabay masuul Cusub

Agaasimaha waxbarashadda Puntland oo magacabay masuul Cusub

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta oo magacaabay Maamulaha Dugsiga hoose/dhexe ee Xaaji mire Boosaso.

Agaasimaha Guud Maxamed Cali Faarax (Farmaryeeri) ayaa tixgaliyey warqadii ka soo baxday xafiiska gudoonka Waxbarashada Gobolka bari kuna saabsanayd codsi bedilid maamule, maadama gudoonka Waxbarashada gobolka bari, gudoonka degmada iyo guddiga CC’da ay si midaysan umuujiyeen in dugsiga hoose/dhexe Xaaji Mire hoos dhac baahsani ku timid,dhanka Waxbarashada.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com