Qalabkii Dhismaha Dekadda Garacad oo Boosaaso laga dajiyeey (Sawiro)

Qalabkii Dhismaha Dekadda Garacad oo Boosaaso laga dajiyeey (Sawiro)

Magaalo Ganacsiga Puntland ee Boosaaso waxaa maanta laga dajiyeey qalabka lagu bilaabi lahaa dhismaha Dekadda Caalamiga ah ee Magaaladda Garacad ee gobalka Mudug ,taas oo dhismaheedu dhawaan bilaaban doono.

Qalabkan maanta laga soo dajiyeey Dekadda Boosaaso waxay isugu jiraan Gadidka waaweyn ee loo yaqaan iskaroogadda,taas oo lagu qaadi doono dhagaxaanta iyo Ciida iyo Cagafcagafta,kuwaas oo muhiim u ah dhismaha dekaddas,

Qaar kamid ah shacabka Puntland ee kunool Magaalooyinka kala duwan ee Puntland ayaa siyaabo kala duwan u soo dhaweyaay qalabkan Boosaaso la keenay oo dhawaan loo soo qaadi doono Garacad.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com