Category: Wararka

1 2,078 2,079 2,080 2,081 2,082 2,821 24960 / 33843 POSTS
Guddiga baritaanka Qarixii Buhoodle oo Shacabka Baaq u diray (dhegayso)

Guddiga baritaanka Qarixii Buhoodle oo Shacabka Baaq u diray (dhegayso)

Gudiga u xilsaaran baaritaanka Qaraxii dhowaan ka dhacay magaalada Buuhoodle ayaa nagusoo booqday xarunta Daljir ee Buuhoodle iyagoo bulshada ka cods [...]
Siyaasi Cali Xaaji oo Baaq u diray Madaxweynaha Puntland (dhegayso)

Siyaasi Cali Xaaji oo Baaq u diray Madaxweynaha Puntland (dhegayso)

Cali Xaaji Warsame oo kamid ah musharaxiinta u taagan xilka madaxtinimada Puntland ayaa ugu baaqay Madaxwayne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas inuu ka shaq [...]
Barlamaanka Puntland oo go’aamiyeey Nooca doorashada dhacaysa 2019 (dhegayso)

Barlamaanka Puntland oo go’aamiyeey Nooca doorashada dhacaysa 2019 (dhegayso)

Xubnaha barlamaanka Puntland ayaa maanta go’aan ka soo saaray habka lagu galay doorashadda madaxtinimada Puntland eeJannaayo 2019ka. Guddoomiyaha [...]
Qalabkii ugu dambeyey ee dhismaha Ceeldaahir & Ceerigaabo oo Bosaso laga dajiyay (Sawiro)

Qalabkii ugu dambeyey ee dhismaha Ceeldaahir & Ceerigaabo oo Bosaso laga dajiyay (Sawiro)

Dekadda Boosaaso maanta waxaa laga dajiyeey qalabkii ugu dambeyeey ee lagu dhamaystiri lahaa wadda xiririsa Ceeldaahir iyo ceerigaabo,waxaana qalabkaa [...]
Wasiirka Cadaaladda DFS oo Heshiis la galay  Madaxa UNDP Soomaaliya

Wasiirka Cadaaladda DFS oo Heshiis la galay Madaxa UNDP Soomaaliya

Wasiirka Cadaalada Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa xafiiskiisa kula saxiixday heshiis ku xigeenka Wakiilka gaarka ah ee UN-ka u q [...]
Kismaayo lagu xiray Taliye Dowladda u magacday Jubbooyinka

Kismaayo lagu xiray Taliye Dowladda u magacday Jubbooyinka

Laamaha amniga dowlad goboleedka Jubbaland ayaa galabta garoonka ka celiyey Taliyaha NISA iyo ku-xigeenkiisa oo dowladda Somaliya ay u magacawday deg [...]
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Abwaannada ugu Baaqay Ka Qayb Qaadashada Qorshaha Dib U Dhiska Dalka

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Abwaannada ugu Baaqay Ka Qayb Qaadashada Qorshaha Dib U Dhiska Dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre oo abwaannada Soomaaliyeed kula hadlay xarunta Akadeemiyada afka [...]
Shirweynihii Ururka SOMA oo Muqdisho ka furmay

Shirweynihii Ururka SOMA oo Muqdisho ka furmay

waxaa Shirweynahaa furay Ku Simaha gudoomiyaha SOMA Maxamed Cismaan Makaraan , waxaana uu sheegey in Shirweynaha looga hadli doona sidii Warbaahinta k [...]
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhawaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka inoo daadihinaya Maxamed Lakiman, kana soojeed [...]
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir B [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Gaalkacyo [...]
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Haykal oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. Xasan Heykal ayaana soojeedinaya. http://zeno-d [...]
1 2,078 2,079 2,080 2,081 2,082 2,821 24960 / 33843 POSTS