Category: Wararka

1 2,077 2,078 2,079 2,080 2,081 2,819 24948 / 33825 POSTS
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Abwaannada ugu Baaqay Ka Qayb Qaadashada Qorshaha Dib U Dhiska Dalka

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Abwaannada ugu Baaqay Ka Qayb Qaadashada Qorshaha Dib U Dhiska Dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre oo abwaannada Soomaaliyeed kula hadlay xarunta Akadeemiyada afka [...]
Shirweynihii Ururka SOMA oo Muqdisho ka furmay

Shirweynihii Ururka SOMA oo Muqdisho ka furmay

waxaa Shirweynahaa furay Ku Simaha gudoomiyaha SOMA Maxamed Cismaan Makaraan , waxaana uu sheegey in Shirweynaha looga hadli doona sidii Warbaahinta k [...]
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhawaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka inoo daadihinaya Maxamed Lakiman, kana soojeed [...]
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir B [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Gaalkacyo [...]
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Haykal oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. Xasan Heykal ayaana soojeedinaya. http://zeno-d [...]
Wasiirka Arrimaha dibadda DFS oo ka hadlay wafdi kasocda Ereteriya oo Muqdisho gaaray

Wasiirka Arrimaha dibadda DFS oo ka hadlay wafdi kasocda Ereteriya oo Muqdisho gaaray

Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Ereteriya Mudane Cusmaan Saalax iyo Lataliyaha Madaxweynaha Ereteriya Mudane Yemane Gebreab oo saaka soo gaaray magaal [...]
Sucuudiga oo soo celiyaay ku dhawaad 30 Kun oo neef & Arragtida Shacabka PL (dhegayso)

Sucuudiga oo soo celiyaay ku dhawaad 30 Kun oo neef & Arragtida Shacabka PL (dhegayso)

Magaalada Bosaaso waxaa maanta soo gaaray Markab siday ku dhawaad 30 kun oo neef oo Ari ah oo uu Sacuudiga dib u soo celiyay . Maamulka gobolka iyo [...]
Hay’adda tayodhowrka Puntland oo Garoowe kulan wadatashi ah ku qabatay (dhegayso)

Hay’adda tayodhowrka Puntland oo Garoowe kulan wadatashi ah ku qabatay (dhegayso)

Hay'adda Tayadhowrka Puntland oo shaqeynaysa muddo Sanad ah ayaa maanta Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland Waxay ku qabatay kulan waddatashi ah [...]
Xabbad  joojin xiligeedii kusoo aaday (Qormo)

Xabbad joojin xiligeedii kusoo aaday (Qormo)

15, Agoosto 1984, ayaa la asaasay Jabhada Wadaniga xoreynta Ogadeeniya, (JWXO) (Ogaden National Liberation Front) waa ururkii ugu muddada dheera [...]
Aqoonyahan Cabdirisaaq Axmed oo ka hadlay Caqabadaha Haysta dhalinyarada (dhegayso)

Aqoonyahan Cabdirisaaq Axmed oo ka hadlay Caqabadaha Haysta dhalinyarada (dhegayso)

Tan iyo Bur-burkii Dowladii Dhexe ee soomaaliya waxaa meesha ka baxay doorkii Dhalinyarada Somaaliyeed ay kulahaayeen dhinacyada Horumarka, Siyaasadda [...]
Madaxweynaha Somaliland oo safiiro u magacabay dalal dhowr ah (Warsaxafadeed)

Madaxweynaha Somaliland oo safiiro u magacabay dalal dhowr ah (Warsaxafadeed)

Madaxweynaha Soomaaliland,Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-179/082018, uu maanta ku magacaabay masuuliy [...]
1 2,077 2,078 2,079 2,080 2,081 2,819 24948 / 33825 POSTS