Category: Wararka

  • Saraakisha Ciidanka DFS oo kormeeray baraha kontarool Muqdisho (Sawiro)

    Saraakisha Ciidanka DFS oo kormeeray baraha kontarool Muqdisho (Sawiro)

    Taliyeyaasha Ciidamada Booliska iyo Asluubta oo ay wehliyaan Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Banaadir iyo Saraakiil kale ayaa xalay waxa ay kormeero kedis ah ay ku mareen dhammaan baraha kontarool ee laga soo galo magaaladda Muqdisho iyo qaar ku yaalla gudaha Caasimada. Kormeerka ayaa waxa uu ka bilowday degaanka Gubadley, waxaana Taliyeyaasha Booliska iyo Asluubta ay…

  • Axmed Madoobe oo ka hadlay Taliyaal DFS ka tirsan oo lagu xayiray Garoonka kismaayo

    Axmed Madoobe oo ka hadlay Taliyaal DFS ka tirsan oo lagu xayiray Garoonka kismaayo

    Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo maanta dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay Taliyeyaashii dowladda Soomaaliya ay u Magacowday Ciidamada Jubbaland ee NISA ee lagu xayiray garoonka Kismaayo. Madaxweynaha ayaa sheegay in ay nasiib daro weyn tahay in dowladda Soomaaliya ay qeyb ka noqoto Amnidaradda dalka ka jirta. Waxaa uu sheegay in Taliyeyaasha…

  • Saaka & Dunida iyo Xasan Heykal , Boosaso (dhegayso)

    Saaka & Dunida iyo Xasan Heykal , Boosaso (dhegayso)

    Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida. Saaka waxaa barnaamijka magaalada Boosaaso nooga soojeedinayana wariye Xasan Jeylaani Heykal. Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b737c89020100e509c74c16/SD+Xasan+Heykal+Bosaaso+Arbaco+15-8-2018+.mp3

  • Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b737c620a010019d7b279fb/Warka%2CSubaxnimo%2CXuseenmadar%2C15%2CAugus%2C2018.mp3  

  • Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idiinkaga imaanayaa xarunta Daljir ee Bossaso, waxaana idiin soo jeedinaya Xasan Heykal. Kaga bogo Caawa & Daljir oo hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b734714fd00001d67b1ae65/CD+Xasan+Heykal+Bosaaso+Talaado+14-8-2018+.mp3

  • Guddiga baritaanka Qarixii Buhoodle oo Shacabka Baaq u diray (dhegayso)

    Guddiga baritaanka Qarixii Buhoodle oo Shacabka Baaq u diray (dhegayso)

    Gudiga u xilsaaran baaritaanka Qaraxii dhowaan ka dhacay magaalada Buuhoodle ayaa nagusoo booqday xarunta Daljir ee Buuhoodle iyagoo bulshada ka codsaday in gacan buuxda laga geysto baaritaanka socda. Dhanka kale gudiga ayaa sheegay in baartaanku meel wanaagsan marayo ayna hayaan xog fican oo dhowaan ay soo bandhigi doonaan http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b734915020100ca03c73f5b/Waraysi+gudiga+baaritaanka+Qaraxii+Buuhoodle+ka+dhacay+2+todobaad+ka+hor.MP3

  • Siyaasi Cali Xaaji oo Baaq u diray Madaxweynaha Puntland (dhegayso)

    Siyaasi Cali Xaaji oo Baaq u diray Madaxweynaha Puntland (dhegayso)

    Cali Xaaji Warsame oo kamid ah musharaxiinta u taagan xilka madaxtinimada Puntland ayaa ugu baaqay Madaxwayne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas inuu ka shaqeeyo siddii Puntland Doorasho uga dhici lahayd Puntland sannadka 2019-ka . http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b73439a010100a327313757/Warbixinta+Musharax+Cali+Xaaji+Warsame+oo+Xukuumadda+Puntland+ugu+baaqay+inay+shaqeeyaan+siddii+Doorashadu+u+dhici-lahayd+sannadka+2019+by+Axmed+Sheekeeye.mp3

  • Barlamaanka Puntland oo go’aamiyeey Nooca doorashada dhacaysa 2019 (dhegayso)

    Barlamaanka Puntland oo go’aamiyeey Nooca doorashada dhacaysa 2019 (dhegayso)

    Xubnaha barlamaanka Puntland ayaa maanta go’aan ka soo saaray habka lagu galay doorashadda madaxtinimada Puntland eeJannaayo 2019ka. Guddoomiyaha Barlamaanka Axmed Cali Xaashi oo akhriyay lifaaqa cusub ee ka soo baxay Barlamaanka ayaa sheegay in doorashadu ay u dhicin doonto nidaamka beelaha ee lagu soo xuli jiray xildhibaanada tan iyo 2005tii, waxaa kaloo uu cadeeyay in…

  • Qalabkii ugu dambeyey ee dhismaha Ceeldaahir & Ceerigaabo oo Bosaso laga dajiyay (Sawiro)

    Qalabkii ugu dambeyey ee dhismaha Ceeldaahir & Ceerigaabo oo Bosaso laga dajiyay (Sawiro)

    Dekadda Boosaaso maanta waxaa laga dajiyeey qalabkii ugu dambeyeey ee lagu dhamaystiri lahaa wadda xiririsa Ceeldaahir iyo ceerigaabo,waxaana qalabkaas uu ahaa mid in baddan la sugayeey maadama Gabagabo ku dhowdahay waddadaas.

  • Wasiirka Cadaaladda DFS oo Heshiis la galay  Madaxa UNDP Soomaaliya

    Wasiirka Cadaaladda DFS oo Heshiis la galay Madaxa UNDP Soomaaliya

    Wasiirka Cadaalada Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa xafiiskiisa kula saxiixday heshiis ku xigeenka Wakiilka gaarka ah ee UN-ka u qaabilsan Soomaaliya Peter De Clerq iyo Madaxa UNDP Soomaaliya, waxaana ay masuuliyiintu sheegeen in uu yahay barnaamijkan mid muhiim u ah bulshada Soomaaliyeed. Peter De Clerq ku xigeenka ergayga UN-ka u qaabilsan Soomaaliya ayaa…

  • Kismaayo lagu xiray Taliye Dowladda u magacday Jubbooyinka

    Kismaayo lagu xiray Taliye Dowladda u magacday Jubbooyinka

    Laamaha amniga dowlad goboleedka Jubbaland ayaa galabta garoonka ka celiyey Taliyaha NISA iyo ku-xigeenkiisa oo dowladda Somaliya ay u magacawday degaanada Jubbaland. Labadan sarkaal ayaa waxaa lagu kala magacaabaa Cali Mire Ducaale oo ah Taliyaha NISA iyo ku-xigeenkiisa oo lagu magacaabo Maxamed Ibraahim , waxaana caawa saraakiishan ay ku hooyanayaan xabsi ku yaala garoonka diyaaradaha…

  • Ra’iisul Wasaare Khayre oo Abwaannada ugu Baaqay Ka Qayb Qaadashada Qorshaha Dib U Dhiska Dalka

    Ra’iisul Wasaare Khayre oo Abwaannada ugu Baaqay Ka Qayb Qaadashada Qorshaha Dib U Dhiska Dalka

    Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre oo abwaannada Soomaaliyeed kula hadlay xarunta Akadeemiyada afka Soomaaliga ayaa sheegay in abwaannadu ay muhiim u yihiin wacyi-gelinta bulshada, nabadda, xasiloonida, dib u dhiska dalka iyo soo celinta karaamada ummadda Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa ka codsaday abwaannadda Soomaaliyeed in ay runta u sheegaan kuwa…

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com