Wasiirka Arrimaha dibadda DFS oo ka hadlay wafdi kasocda Ereteriya oo Muqdisho gaaray

HomeWararka

Wasiirka Arrimaha dibadda DFS oo ka hadlay wafdi kasocda Ereteriya oo Muqdisho gaaray

Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Ereteriya Mudane Cusmaan Saalax iyo Lataliyaha Madaxweynaha Ereteriya Mudane Yemane Gebreab oo saaka soo gaaray magaal

War-murtiyeedka shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka
Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay xubno ka tirsan xildhibaano ka soo horjeeday doorashadii Galmudug
TALOKEEN: Talooyinka ku saabsan tiigsiga Nidaamka Dumuqraadiyada Puntland (dhegayso)

Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Ereteriya Mudane Cusmaan Saalax iyo Lataliyaha Madaxweynaha Ereteriya Mudane Yemane Gebreab oo saaka soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Wasiirka Arrimaha dibadda Dowladda Federaalka Somaaliya Axmed Ciise Cawad oo warbaahinta la hadlay kadib kulamo ay la qaten wafdigaas madaxda sare ee dowladda Waxyaabihii lagawadda hadlay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: