Guddiga baritaanka Qarixii Buhoodle oo Shacabka Baaq u diray (dhegayso)

Guddiga baritaanka Qarixii Buhoodle oo Shacabka Baaq u diray (dhegayso)

Gudiga u xilsaaran baaritaanka Qaraxii dhowaan ka dhacay magaalada Buuhoodle ayaa nagusoo booqday xarunta Daljir ee Buuhoodle iyagoo bulshada ka codsaday in gacan buuxda laga geysto baaritaanka socda.

Dhanka kale gudiga ayaa sheegay in baartaanku meel wanaagsan marayo ayna hayaan xog fican oo dhowaan ay soo bandhigi doonaan

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com