Category: Wararka

1 2,024 2,025 2,026 2,027 2,028 2,821 24312 / 33847 POSTS
Garoowe oo laga xusay Maalinta Nabadda ee Adduunka (dhegayso)

Garoowe oo laga xusay Maalinta Nabadda ee Adduunka (dhegayso)

Sanad walba 21 bisha Septembar waxaa la  xusaa Maalinta Nabadda Adduunka,  waxaana ka amid ah meelaha sanadkan laga xusay Garoowe sida uu warbxintana [...]
Wasiir Qarjab ” Shabaabka Puntland Baay iyo Bakool…”

Wasiir Qarjab ” Shabaabka Puntland Baay iyo Bakool…”

Wasiirk warfaafinta Puntlad Cabdi xirsi Cali Qarjab oo shirjaraa'id ku qabtay Garoowe ayaa ka warbxiyey ssafarka madaxweynaha ee Sanaag, wuxuuna ka ha [...]
Madaxwaynaha Puntland Oo Guddi U Saaray dilkii Suldaan Xasan Cali Jibriil (Akhriso)

Madaxwaynaha Puntland Oo Guddi U Saaray dilkii Suldaan Xasan Cali Jibriil (Akhriso)

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 22 Sep 2018 magcaabay Guddiga Xalinta Dhacdadii geerida Suldaan [...]
Madaxwayne Farmaajo oo danaynaya inuu heshiisiiyo dhinacyada isku khilaafsan ee Galmudug

Madaxwayne Farmaajo oo danaynaya inuu heshiisiiyo dhinacyada isku khilaafsan ee Galmudug

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isugu yeeray madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug si loo soo a [...]
Saaka & Dunida iyo Xasan Heykal , Boosaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Xasan Heykal , Boosaso (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida. Saaka waxaa barnaamijka magaalada Boosaaso nooga soojeedin [...]
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir B [...]
Warka Fiidnimo iyo Xuseen Madar Daljir Bosaaso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Xuseen Madar Daljir Bosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kuna soo dhowaada warkii Fiidnimo ee Daljir. Waxaa caawa xarunta Daljir Bossaso ka soo jeedinayaXuseen Cabdi Jimcaale (Madar) Hoo [...]
Madaxweynaha Puntland oo Khudbad u Jeediyey Ardayda Jaamacadda Maakhir Badhan (dhageyso/sawirro)

Madaxweynaha Puntland oo Khudbad u Jeediyey Ardayda Jaamacadda Maakhir Badhan (dhageyso/sawirro)

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 21 Sep 2018 khubad dheer oo muhiim ah u jeediyey ardayda Jaamacadda Maakhir [...]
Gabar jaamiciyad oo lagu dhex dilay Jaamacadda Umadda Faraca Baar Ubax

Gabar jaamiciyad oo lagu dhex dilay Jaamacadda Umadda Faraca Baar Ubax

Koox hubeysan ayaa Jaamacadda Ummadda (UNISO) qeybta Baar Ubax waxa ay duhurnimadii maanta ku dhex dileen gabar dhalinyaro aheyd oo ka tirsaneyd arday [...]
Garaad Cabdullahi Cali oo nooga warramay dilka Suldaan Xasan Cali Jibriil (dhegayso)

Garaad Cabdullahi Cali oo nooga warramay dilka Suldaan Xasan Cali Jibriil (dhegayso)

Suldaan Xasan Cali Jibriil ayaa u geeriyooday rasaas uu ku soo furay askari ka tirsan ciidamada booliska degmada Baran xili uu ka yimid Hadaaftimo. Su [...]
Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Maanta Xisaabiyaal u magacaabay gobolada Sanaag&Haylaan (Sawiro)

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Maanta Xisaabiyaal u magacaabay gobolada Sanaag&Haylaan (Sawiro)

Wasiirka Wasaaradda Maaliyaadda Dawladda Puntland C/qaadir Siciid Carshe Dhaqaje ayaa Xisaabiye Guud iyo kuxigeenkiisa u magacaabay goboladd Sanaag iy [...]
Isimada Puntland oo ka tacsiyeyay dilka Suldaan Xasan iyo Askarigii dilka gaystay oo Xabsiga ladhigay  (dhegayso )

Isimada Puntland oo ka tacsiyeyay dilka Suldaan Xasan iyo Askarigii dilka gaystay oo Xabsiga ladhigay (dhegayso )

Isimada Puntland ayaa ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee maanta ku timid Eheladii uu ka baxay Allaha unaxariistee Suldaan Xasan Cali Jibriil. [...]
1 2,024 2,025 2,026 2,027 2,028 2,821 24312 / 33847 POSTS