Wasiir Qarjab ” Shabaabka Puntland Baay iyo Bakool…”

Wasiir Qarjab ” Shabaabka Puntland Baay iyo Bakool…”

Wasiirk warfaafinta Puntlad Cabdi xirsi Cali Qarjab oo shirjaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa ka warbxiyey ssafarka madaxweynaha ee Sanaag, wuxuuna ka hadlay mashaariicda horumarineed ee laga fuliyey gobolkaas inta madaxweynuhu xilka hayey .
Qarjab ayaa ku amaanay dadka gobolka Sanaag sida ay ugu heelan yihiin ilaalainta mashaariicda muhiimk ah ee gobolkaas laga fulinayo .
Wasiir Qarjab ayaa sidoo kale ka hadlay hadal muran badan dhaliyey oo madaxweyne Gaas ka sheegay Badhan, kaas oo ahaa dadka dhibta Puntland ku haya inay ka yimaadeen gobolada Baay iyo Bakool.
Ugu danbeyntiina wasiiir qarjab ayaa ku tilmaamay wax aan micna soo kordhineyn sheegasada Soomaliland ee Gobolka Sanaaag .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com