Garaad Cabdullahi Cali oo nooga warramay dilka Suldaan Xasan Cali Jibriil (dhegayso)

Suldaan Xasan Cali Jibriil ayaa u geeriyooday rasaas uu ku soo furay askari ka tirsan ciidamada booliska degmada Baran xili uu ka yimid Hadaaftimo. Suldaanku ayaa ku soo wajahnaa  martiqaad uu ku magacawnoo in uu u dhigo Madaxweynaha Dowladda Puntland.

Dhacdadan ayaa waxaa Daljir uga waramay Garaad Cabdulaahi Cali Ciid, Afhayeenka Isimada Puntland. Wariye Xasan Heykal ayuu Garaadku u waramay.

Hoos ka dhegayso.


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Garaad Cabdullahi Cali oo nooga warramay dilka Suldaan Xasan Cali Jibriil (dhegayso)”

  1. Axmed xassan

    Koley cabdullahi cali hadaladiisa waxba uma arago oo dhiba male lkn koel warsangeli Aadam siciid waa u tashaday iyaguna khaasata maxauud cumar way tashan doonan

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com