Category: Wararka

  • Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

    Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

    Ku soo dhawaada Barnaajimka Ciyaaraha ee radio Daljir oo maalin kasta ka baxa  dhamaan xarumaha Daljir ee Soomaaliya  marka laga reebo maalinta Jimcaha ,ku dhegayso wararkii ugu dambeyeey ee ciyaaraha ,waxaana istuudiyaha Daljir  ee magaalada Bosaaso  kasoo jeedinaya wariye Cabdiraxmaan ibraahim Maxamed Yemani. Halkan ka dhagayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ba635f40101002b7e39efc1/barnaamujka+ciyaaraha+yamani+bosaaso+22.9.2018.mp

  • Garoowe oo laga xusay Maalinta Nabadda ee Adduunka (dhegayso)

    Garoowe oo laga xusay Maalinta Nabadda ee Adduunka (dhegayso)

    Sanad walba 21 bisha Septembar waxaa la  xusaa Maalinta Nabadda Adduunka,  waxaana ka amid ah meelaha sanadkan laga xusay Garoowe sida uu warbxintana inoogu hayo Cabdixakiin Xuseen Xasan. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ba61d41040100ee1f1d37a8/Copy+of+Warbxinta+Maalinta+Nabadda+Aduunka+By+cXakiin+Xusein+Xassan+.mp3

  • Wasiir Qarjab ” Shabaabka Puntland Baay iyo Bakool…”

    Wasiir Qarjab ” Shabaabka Puntland Baay iyo Bakool…”

    Wasiirk warfaafinta Puntlad Cabdi xirsi Cali Qarjab oo shirjaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa ka warbxiyey ssafarka madaxweynaha ee Sanaag, wuxuuna ka hadlay mashaariicda horumarineed ee laga fuliyey gobolkaas inta madaxweynuhu xilka hayey . Qarjab ayaa ku amaanay dadka gobolka Sanaag sida ay ugu heelan yihiin ilaalainta mashaariicda muhiimk ah ee gobolkaas laga fulinayo . Wasiir…

  • Madaxwaynaha Puntland Oo Guddi U Saaray dilkii Suldaan Xasan Cali Jibriil (Akhriso)

    Madaxwaynaha Puntland Oo Guddi U Saaray dilkii Suldaan Xasan Cali Jibriil (Akhriso)

    Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 22 Sep 2018 magcaabay Guddiga Xalinta Dhacdadii geerida Suldaan Xasan Cali Jibriil. Xeer Madaxweyne Lr.199 ee Sep 22, 2018, kuna saabsan Xalinta Dhacdadii geerida Suldaan Xasan Cali Jibriil. Madaxweynuhu Markuu Arkay: Dastuurka Maamulka Puntland Markuu la Tashaday: Isimadda iyo Wargaradka Gobolka Sanaag Markuu…

  • Madaxwayne Farmaajo oo danaynaya inuu heshiisiiyo dhinacyada isku khilaafsan ee Galmudug

    Madaxwayne Farmaajo oo danaynaya inuu heshiisiiyo dhinacyada isku khilaafsan ee Galmudug

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isugu yeeray madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug si loo soo afjaro xaaladaha siyaasadeed iyo amni ee kasoo cusboonaaday deegaannadaas. Madaxweynuhu waxa uu si dhaw ula socdaa khilaafaadka siyaasadeed ee haatan ka dhex jira madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug, waxa uuna ka walaacsanyahay isku dhacyada qaar kamid ah beelaha…

  • Saaka & Dunida iyo Xasan Heykal , Boosaso (dhegayso)

    Saaka & Dunida iyo Xasan Heykal , Boosaso (dhegayso)

    Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida. Saaka waxaa barnaamijka magaalada Boosaaso nooga soojeedinayana wariye Xasan Jeylaani Heykal. Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ba58d9a0101004c7a39d52e/SD_BOSSO+Hassan+Heykal+_22_SEPT_2018.mp3

  • Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

    Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ba58d45020100db61cfd1e4/Warka%2CSubaxnimo%2CXuseenmadar%2C22%2CSept%2C2018.mp3

  • Warka Fiidnimo iyo Xuseen Madar Daljir Bosaaso (dhegayso)

    Warka Fiidnimo iyo Xuseen Madar Daljir Bosaaso (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan kuna soo dhowaada warkii Fiidnimo ee Daljir. Waxaa caawa xarunta Daljir Bossaso ka soo jeedinayaXuseen Cabdi Jimcaale (Madar) Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ba526220201005263cfbfbe/Warka%2CFiidnimo%2CXuseenmadar%2C21%2CSept%2C2018.mp3

  • Madaxweynaha Puntland oo Khudbad u Jeediyey Ardayda Jaamacadda Maakhir Badhan (dhageyso/sawirro)

    Madaxweynaha Puntland oo Khudbad u Jeediyey Ardayda Jaamacadda Maakhir Badhan (dhageyso/sawirro)

    Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 21 Sep 2018 khubad dheer oo muhiim ah u jeediyey ardayda Jaamacadda Maakhir ee xarunta gobolka Sanaag. Munaasibadda oo ka qabsoontay Jaamacadda Maakhir ayaa waxa Madaxweynaha ku wehelinayey masuuliyiin ka tirsan goleyaasha dowladda Puntland, maamulka gobolka Sanaag, kan degmada Badhan, saraakiil ka tirsan Madaxtooyada dowladda…

  • Gabar jaamiciyad oo lagu dhex dilay Jaamacadda Umadda Faraca Baar Ubax

    Gabar jaamiciyad oo lagu dhex dilay Jaamacadda Umadda Faraca Baar Ubax

    Koox hubeysan ayaa Jaamacadda Ummadda (UNISO) qeybta Baar Ubax waxa ay duhurnimadii maanta ku dhex dileen gabar dhalinyaro aheyd oo ka tirsaneyd ardayda Jaamacaddaasi, sida ay inoo xaqiijiyeen maamulka Jaamacadda. Dabley hubeysan oo u muuqday inay heysteen xog dhameystiran ayaa gudaha Jaamacadda gashay waxayna si toos ah u tageen fasalka ay dhiganeysay gabadha, halkaasi ayayna…

  • Garaad Cabdullahi Cali oo nooga warramay dilka Suldaan Xasan Cali Jibriil (dhegayso)

    Garaad Cabdullahi Cali oo nooga warramay dilka Suldaan Xasan Cali Jibriil (dhegayso)

    Suldaan Xasan Cali Jibriil ayaa u geeriyooday rasaas uu ku soo furay askari ka tirsan ciidamada booliska degmada Baran xili uu ka yimid Hadaaftimo. Suldaanku ayaa ku soo wajahnaa  martiqaad uu ku magacawnoo in uu u dhigo Madaxweynaha Dowladda Puntland. Dhacdadan ayaa waxaa Daljir uga waramay Garaad Cabdulaahi Cali Ciid, Afhayeenka Isimada Puntland. Wariye Xasan Heykal…

  • Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Maanta Xisaabiyaal u magacaabay gobolada Sanaag&Haylaan (Sawiro)

    Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Maanta Xisaabiyaal u magacaabay gobolada Sanaag&Haylaan (Sawiro)

    Wasiirka Wasaaradda Maaliyaadda Dawladda Puntland C/qaadir Siciid Carshe Dhaqaje ayaa Xisaabiye Guud iyo kuxigeenkiisa u magacaabay goboladd Sanaag iyo Hayalaan Axmed Aadan Xuseen iyo ku xigeenkiisa Siciid Daahir Qodax. Xaflada Xilwareejinta Xisaabiyayaashii hore iyo kuwa la magacaabay ayaa ka dhacday Xarunta Wasaaradda Maaliaydda Dawldda Puntalnd ee magaalada Badhan,waxana ka soo qaybgalay Wasiirka Wasaaradda,Xisaabiyah Guud ee…

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com