Category: Wararka

1 1,994 1,995 1,996 1,997 1,998 2,822 23952 / 33861 POSTS
Maamulka gobalka Bari oo kaluumaystada uga digay dabaylo xeebaha kuso wajahan (dhegayso/sawiro)

Maamulka gobalka Bari oo kaluumaystada uga digay dabaylo xeebaha kuso wajahan (dhegayso/sawiro)

Xili la sheegay xeebaha Puntland deeganadaa ku teedsan inay kuso wajahanyihiin dabaylo Xoogan ayaa waxaa soo badanayaa fariimaha digniinta ah ee lo di [...]
Madaxweynaha Puntland oo dib ugu laabtay Garoowe (dhegayso/daawo)

Madaxweynaha Puntland oo dib ugu laabtay Garoowe (dhegayso/daawo)

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu gogaaminayo ayaa maanta 13 Oct 2018 dalka dib ugu soo laabtay [...]
Madaxweyne Gaas “ Xiligeeda ayaan shaacin doonaa in aan ahay musharax Madaxweyne

Madaxweyne Gaas “ Xiligeeda ayaan shaacin doonaa in aan ahay musharax Madaxweyne

Madaxweynaha Puntland Cabdwali Cali Gaas oo mudo 10 cisho ah safar ugu maqnaa magaalada Nayroobi ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe. [...]
Xulashada Daljir & Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Axmed [...]
Xaaf oo mowshin uga furmay magaalada Dhuusomareeb oo xarun u ah (dhegayso)

Xaaf oo mowshin uga furmay magaalada Dhuusomareeb oo xarun u ah (dhegayso)

Madaxwaynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa mowshin looga soo horjeedo uu ka bilowday magaalada Dhuusomareeb ee xarunta maamulka Ga [...]
Doorka Haweenka  iyo doorashada Puntland ee 2019   (dhegayso)

Doorka Haweenka iyo doorashada Puntland ee 2019 (dhegayso)

iyadoo Puntland ay isku diyaarinayso doorashada Madaxweynaha cusub ee shanta sano ee soo socota  iyo  soo xulida Baarlamaanka   cusub ee Puntland , ay [...]
Bosaso: Hooyo dhashay lix carruur oo xanuun u jiifta muddo sanad ka badan (dhegayso)

Bosaso: Hooyo dhashay lix carruur oo xanuun u jiifta muddo sanad ka badan (dhegayso)

Siciido Axmed Yuusuf  waa hooyo haysata 6 caruur ah oo agoon ah , xanuun dhanka Wadnaha ah ayaa soo  wajahay,  kaas oo ay sariirta u jiiftay mudo  san [...]
Wafdi kasocda wasaaradda gaashaandhigga ee Qatar oo Muqdisho gaaray

Wafdi kasocda wasaaradda gaashaandhigga ee Qatar oo Muqdisho gaaray

Wafdi kasocda wasaaradda gaashaadhigga ee Qatar ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, iyagoo kulamo la leh masuuliyiinta dowladda faderaalka. Masuuli [...]
Soomaaliya oo xubin ka noqotay Golaha Xuquuqul Insaanka QM

Soomaaliya oo xubin ka noqotay Golaha Xuquuqul Insaanka QM

Soomaaliya ayaa ku guulaysatay inay xubin ka noqoto Golaha Xuquuqul Insaanka QM, kadib dadaal balaaran oo ay sameeyeen ergada Soomaaliya ee QM. Doo [...]
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida. Saaka waxaa barnaamijka magaalada Buuhoodle nooga soojeedi [...]
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir B [...]
Turkiga: “Dilkii Khashoggi waxaan u haynnaa caddaymo maqal iyo muuqaal oo naxdin iyo murugo leh”

Turkiga: “Dilkii Khashoggi waxaan u haynnaa caddaymo maqal iyo muuqaal oo naxdin iyo murugo leh”

Waxaa isa soo taraya wararka ku saabsan in Jamaal Khashoggi si xun loogu dhex dilay qunsuliyadda Sacuudiga ee Istanbuul, laguna dilay amar dusha sare [...]
1 1,994 1,995 1,996 1,997 1,998 2,822 23952 / 33861 POSTS