Doorka Haweenka iyo doorashada Puntland ee 2019 (dhegayso)

iyadoo Puntland ay isku diyaarinayso doorashada Madaxweynaha cusub ee shanta sano ee soo socota  iyo  soo xulida Baarlamaanka   cusub ee Puntland , ayaa hadana gobolada iyo degmooyinka  Puntland waxaa  ka socoto ololaha doorashooyinkaasi  waxaana sanadkan   kuraasta Baarlamaanka u tartamaya  haweenka Puntland   oo damacoodu uu yahay in ay Baarlamaanka  qoondo fiican ay ku yeeshaan .
Dumrka ayaa la sheegaa in caqabada ugu wayn ay ka soo wajahdo  dhanka odayaasha dhaqanka  oo  ka door bida wiilasha .
Hadaba  Luul Maxamed Warsame waa haweenka  ka sharaxan gobolka Nugaal , Radio Daljir ayay maanta uga warbixisay damaceeda siyaasadeed  .

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com