Madaxweyne Gaas “ Xiligeeda ayaan shaacin doonaa in aan ahay musharax Madaxweyne

HomeWararka

Madaxweyne Gaas “ Xiligeeda ayaan shaacin doonaa in aan ahay musharax Madaxweyne

Madaxweynaha Puntland Cabdwali Cali Gaas oo mudo 10 cisho ah safar ugu maqnaa magaalada Nayroobi ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe.

Saaka & Dunida iyo Jaamac Cabdiraxmaan Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)
Ciidanka AMISOM oo toogtay Askar DFS katirsan
Dowladda Hoose Garowe oo kashanaysa Ganacsatada oo soo bandhigay Badeecad dhacday (dhegayso+Sawiro)

Madaxweynaha Puntland Cabdwali Cali Gaas oo mudo 10 cisho ah safar ugu maqnaa magaalada Nayroobi ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe.

Madaxweyanaha ayaa ka warbixiyay safarkiisa Nayroobi iyo wax yaabihii uu kala soo kulmay .

C/wali Gaas ayaa waxaa wax laga  waydiiyay bal in doorashada Puntland uu u sharaxan yahay iyo inkale  , aragtidiisa ku aadan Musharaxiinta ku soo qul qulaysa magaalada Garoowe, iyo sababta ilaa iyo haatan aan loo samaynin gudigii khilaafaadka ee doorashada ?.

Madaxweynaha Cabdiwali  ayaa dhamaan su,aalahaasi ka gaabsaday , wuxuuna ku jawaabay in waqtigeeda uu ka hadli doono .

Madaxweynaha ayaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe waxaa ku soo dhaweeyay  kuxigeenkiisa Camey iyo xubno ka tirsan labada golle ee dowladda Puntland.

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: