Category: Wararka
-
Laba Milyan Oo Doollar Oo loo Diyaariyay Fulinta Qorshayaasha Ugu Horreeya Barnaamijka Is-xilqaan
Shir ay golaha wasiirada XFS ay maanta Muqdisho ku yeesheen ayaa looga dooday dardar-gelinta barnaamijka is-xilqaan oo lagu dhisayo xarumaha danta guud iyo wadooyinka si loo soo nooleeyo bilicda dalka iyo haybadda qarannimo. Wasiiru dawlaha xafiiska ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Cabdullaahi Maxamuud Xaamud oo ka war bixiyay qodobadii shirka looga hadlay ayaa sheegay…
-
Xasuus Qaran Oo Loo Samaynayo Muwaadiniintii Soomaaliyeed Ee Lagu Xasuuqay Weerarkii October 14, 2017
Kulan ay Muqdisho ku yeesheen golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa looga hadlay dhibaatadii xanuunka iyo muragada badnayd ee ka dhalatay weerarkii argagaxiso ee 14 October 2017 lala eegtay Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. Xunbaha golaha wasiirrada ayaa falanqayn kadib waxa ay isku raaceen in xasuus qaran loo sameeyo dadkii ku dhintay weerarkaas arxan darrada…
-
Wacaal daray ah: Askari katirsan ciidamada Booliska ee gobolka bari oo Bosaaso lagu dilay
Koox baaskoolado ku hubaysnayd ayaa maanta suuqa wayn ee magaalada Bosaaso waxa ay ku toog teen Askari ka tirsanaa ciidamada dowladda hoose ee degmada Bosaaso. Askarigan ayaa la dilay xili uu goob ganacsi ka qaadayay canshuurta dowladda hoose. Kooxdii dilka gaysatay ayaa durbadiiba goobta ka baxsatay , waxaana halkii lagu dilay Askarigan soo gaaray…
-
DP World iyo maamulka Soomaaliland oo kala saxiixday heshiiskii balaarinta dhismaha Dekeda Berbera (Sawiro)
Magaalada Hargaisa waxaa maanta heshiis ku kala saxiixday shirkada DP world iyo maamulka lamagac baxay Soomaaliland ee sheegta in Soomaaliya inteeda kale uu ka go,ay . Heshiiskan ayaa ahaa bilowga balaarinta dhismaha dekeda Ber bera oo 2sano kahor Soomalailand ay la saxiixatay Shirkada DP World . Heshiiskan ayaa dhanka Soomalailand waxaa u saxiixay Madaxweynaha maamulkaasi Muuse…
-
Kaluumaysatada gobolka Garda Fuu oo ka walaacsan Duufaanta ku soo wajahan xeebaha Puntland ( dhegayso )
Gudoomiyaha gobolka Garda Fuu Maxamuud Axmed Caynab oo maanta Waraysi gaar ah siiyay manta radio Daljir, ayaa sheegay in kaluumaystada gobolka Gardafuu ay hakiyeen shaqadii kaluumaysiga maadaama laga cabsi qabo in dabaylaha ku soo wajahan gobolka ay saameyn ku yeeshaan shaqadii kaluumyasiga . Hay,ada maaraynta masiibooyinka Puntland ayaa dhawaan uga digtay kaluumysatada Puntland in ay…
-
Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso (dhegayso)
Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Bossaso kasoo jeedinaya Xasan Heykal. Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena. Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS,…
-
Shirka Ganacsiga ee Afrika iyo Turkiga oo Soomaaliya ay ka qaybgashay (sawiro)
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee XFS Maxamed Xayir Maareeye oo ka qaybgelaya shirweynaha Africa/Turkish Business Forum ayaa la kulmay Wasiirka Ganacsiga Dalka Turkiga. Labada Wasiir waxay kulankooda kaga wada hadleen sii xoojinta Xiriirka soo jireenka ah ee Soomaaliya iyo Turkey, gaar ahaan dhinaca dhaqaalaha iyo Ganacsiga iyo sidii sida ugu dhaqsaha badan loo bilaabi lahaa…
-
Ciidamada sida gaarka u tababaran ee Itoobiya oo gadooday
Ciidamada sida gaarka u tababaran ee Itoobiya ayaa boqolaal ka mid ah la arkayay saakay, iyagoo cabasho ka dhigaya waddooyinka magaalada Addisababa gaar ahaan qayb ku dhow xafiiska raysal wasaare Abey. Ciidamadan ayaa ka cabanaya mushaar kordhin la’aan, waxaana ay saamaysay isku socodka dadka iyo gaadiidka. Raysal wasaare Abey iyo kixgeenkiisa oo usoo baxay ayaa…
-
Macalimiin lagu dilay Mandheera
Laba macalin ayaa lagu dilay dugsi ku yaala magaalada Mandheera ee Kenya, waxaana masuuliyadda dilka sheegtay Al-shabaab. Afhayeenka Al-shabaab Cabdicasiis Abuu Muscab ayaa u sheegay Reuters inay dileen macalimiin aan muslim ahayn, sida uu hadalka u dhigay. Macalimiinta ayaa maydadkooda oo gubtay la helay, kaasi oo ka dhashay qarax. Ciidamada ammaanka ee Kenya ayaa baaritaano…
-
Weerar lagu qaaday guri guddoomiye oo ku yaala Baydhabo
Weerar loo adeegsaday bamgacmeed oo xalay lagu weeraray guriga guddoomiyaha ururka haweenka ee gobolka Baay ayaa sababay dhaawaca laba ruux. Mid ka mid ah dadka dhaawacmay waxaa uu ahaa askari ilaalo u ah guddoomiyaha ururka haweenka, waxaana midka kalle ay ahayd gabar guriga joogtay. Kooxihii weerarka gaystay ayaa baxsaday, sida saraakiisha ammaanka ay sheegeen. Doorashada…
-
Shabakad ka shaqaysa dhaqidda doolarka Mareykanka oo lagu xiray garoonka Muqdisho
Ciidamada NISA ee dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa ka xiray garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde Muqdisho laba ruux oo lagu eedeeyey inay ka mid ahaayeen shabakad dhaqda lacagta doolarka. Barta Twitterka ee NISA ayaa lagu sheegay inay ciidamadu ku raad joogaan kooxo kalle oo xiriir la leh. Ciidamada NISA ayaa sheegay mudane katirsan baarlamaanka Soomaaliya inuu…
-
Turkiga oo tuhusan in Jamaal Khashoggi lagu dhex jarjaray qunsuliyadda Sacuudiga ee Istanbul (maqal/muuqaal)
Jamaal Khashoggi oo ay ugu war danbaysay maalin Talaado 1:00 PM saacadda Istanbuul, 2 Aktoobar 2018, kaddib markii uu galay qunsuliyadda Sacuudiga ee Istanbuul, asaga oo ka doontay dukmentiyo nikaax xaas cusub iyo furriin mid hore ayaa waxaa isa soo taraya wararka sheegaya in Jamaal lagu dhex dilay, deedna jirkiisa ay jarjareen 15 nin oo…