Bosaso: Hooyo dhashay lix carruur oo xanuun u jiifta muddo sanad ka badan (dhegayso)

Bosaso: Hooyo dhashay lix carruur oo xanuun u jiifta muddo sanad ka badan (dhegayso)

Siciido Axmed Yuusuf  waa hooyo haysata 6 caruur ah oo agoon ah , xanuun dhanka Wadnaha ah ayaa soo  wajahay,  kaas oo ay sariirta u jiiftay mudo  sanad ah.

Waxa ay sheegtay in dalka gudihiisa wax looga qaban waayay xanuunka haya .

Majirto ilaa iyo hada  wax caawinaad ah oo ay heshay mudada halka sano ah oo ay gurigeeda la jiiftay xanuunkan  . Hooyo Saciido Axmed ayaa ka soo jeeda qoys danyar ah .

Haddaba wariyaha Daljir ee Bosaaso  C/xakiin Cawil ayaa ku booqday gurigeeda, oo warbixintan ka diyaariyay.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com