Wafdi kasocda wasaaradda gaashaandhigga ee Qatar oo Muqdisho gaaray

HomeWararka

Wafdi kasocda wasaaradda gaashaandhigga ee Qatar oo Muqdisho gaaray

Wafdi kasocda wasaaradda gaashaadhigga ee Qatar ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, iyagoo kulamo la leh masuuliyiinta dowladda faderaalka. Masuuli

Sarkaal Deeq: Saraakiishii hoggaamin lahayd ciidamada SSC waxay hurdaan guryihii maatadu ka qaxday
XILDHIBAANADII SAXIIXEY HESHIISKII LAGU WAREEJIYEY DEKEDDA BOOSAASO SIDEE AYAY U ARKAAN GO’AANKII ISIMADA?
Booliska Garoowe oo howlgallo amni ah bilaabay, maxay tahay sababtu?

Wafdi kasocda wasaaradda gaashaadhigga ee Qatar ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, iyagoo kulamo la leh masuuliyiinta dowladda faderaalka.

Masuuliyiinta ayaa waxaa wararku sheegayaan in kulankooda diiradda lagu saarayo kaalinta Qatar ay ka qaadan karto dib u dhiska ciidamada Soomaaliya.

Dowladda Qatar ayaa khilaaf uu kala dhaxeeyaa dowladdaha Khaliijka, waxaana Soomaaliya ay qaadatay door dhexdhexaad ka ah khilaafka dalalkaasi.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: