Soomaaliya oo xubin ka noqotay Golaha Xuquuqul Insaanka QM

Soomaaliya oo xubin ka noqotay Golaha Xuquuqul Insaanka QM

Soomaaliya ayaa ku guulaysatay inay xubin ka noqoto Golaha Xuquuqul Insaanka QM, kadib dadaal balaaran oo ay sameeyeen ergada Soomaaliya ee QM.

Doorashda oo ku dhacday hab qarsoodi ah ayaa Soomaaliya waxaa ay heshay cod   170.

Soomaaliya ayaa xubnaha golaha sii ahaan doonta sadex sano oo kala ah 2018. 2019, 2021.

Burkina Faso, Cameroon, Eritrea iyo Togo ayaa sidoo kalle golahan kasoo dhex muuqday.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com