Site icon Radio Daljir

Wafdi kasocda wasaaradda gaashaandhigga ee Qatar oo Muqdisho gaaray

Wafdi kasocda wasaaradda gaashaadhigga ee Qatar ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, iyagoo kulamo la leh masuuliyiinta dowladda faderaalka.

Masuuliyiinta ayaa waxaa wararku sheegayaan in kulankooda diiradda lagu saarayo kaalinta Qatar ay ka qaadan karto dib u dhiska ciidamada Soomaaliya.

Dowladda Qatar ayaa khilaaf uu kala dhaxeeyaa dowladdaha Khaliijka, waxaana Soomaaliya ay qaadatay door dhexdhexaad ka ah khilaafka dalalkaasi.

 

Exit mobile version