Category: Wararka

1 1,984 1,985 1,986 1,987 1,988 2,819 23832 / 33825 POSTS
Dowladda Soomalaiya oo Warsaxaafadeed ka soo saartay duqan ka dhacday  gobolka Mudug

Dowladda Soomalaiya oo Warsaxaafadeed ka soo saartay duqan ka dhacday gobolka Mudug

Warsaxaafadeed ka soo baxay Xukuumada Soomalaiya ayaa lagu faah faahiyay duqayn diyaaradeed oo ka dhacday gobolka Mudug gaar ahaan degmada Xarardheere [...]
AMISOM oo dad shacab ah ku xasuuqday degmada Balcad

AMISOM oo dad shacab ah ku xasuuqday degmada Balcad

Ciidamada AMISOM ee ka howlgala degmada Balcad ayaa maanta gudaha degmada waxa ay ku dileen sadax qof oo shacab ah ,xili ay ka soobaxeen ciidamada xer [...]
Ra’iisul Wasaaraha oo shaqo joojin ku sameeyay Wasiir ka tirsan Xukumadiisa

Ra’iisul Wasaaraha oo shaqo joojin ku sameeyay Wasiir ka tirsan Xukumadiisa

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shaqo joogin ku sameeyey  maanta Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo [...]
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Bossaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso inoo ka daadihinaya Axm [...]
Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Daljir Bossaso (dhegayso/daawo)

Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Daljir Bossaso (dhegayso/daawo)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Bossa [...]
Khilaafka Galmudug oo meeshii ugu sareyeey maraya (daawo)

Khilaafka Galmudug oo meeshii ugu sareyeey maraya (daawo)

Waxaa cirka isku shareeray Xiligan khilaafkii u dhaxeyeey Madaxda ugu saraysa Maamulka Galmudug,iyado warsaxafadeedyo iska soo horjeeda ay soo sarayee [...]
Allahiis Ninkii kayabay ee Mideyeey Dadkiisa (Qormo)

Allahiis Ninkii kayabay ee Mideyeey Dadkiisa (Qormo)

Hoogaamiyaha umada Soomaaliyeed,madaxwaynaha qaranka Soomaaliyeed,Mudane Muxamed binu Cabdullahi. Waa nin jecel sadex wax yaabood saxdexna illaahay k [...]
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo kormeeray Xarumaha wasaaraddaha

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo kormeeray Xarumaha wasaaraddaha

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo uu wehelinayo madaxweyne kuxigeenka 1aad ee Jubaland mudane Maxamuud Sayid Aad [...]
Madaxweyne Gaas oo amaanay doorka waxbarashadda Gabdhaha ee Puntland (dhegayso)

Madaxweyne Gaas oo amaanay doorka waxbarashadda Gabdhaha ee Puntland (dhegayso)

Madaxweyanaha Puntland Cabdi Wali Cali Gaas ayaa ka hadlay muhimada ay leedahay Waxbarashada Gabdhaha,waxaana uu sheegay in uu ku farxasanyahay in ga [...]
Muqdisho lagu soo gabagabeyeey Shirkii Wasiiradda Arrimaha dibadda (Sawiro)

Muqdisho lagu soo gabagabeyeey Shirkii Wasiiradda Arrimaha dibadda (Sawiro)

Wasiirka Arrimaha Dibedda dalka Ereteriya Mudane Osman Saleh Mohammed iyo Wasiirka Arrimaha Dibedda dalka Itoobiya Mudane Workneh Gebeyehu ayaa booqas [...]
Warka Fiidnimo, Xuseen Xadaari, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Warka Fiidnimo, Xuseen Xadaari, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Xuseen Xadaari, kuna sugan xarunta Daljir Gaalkacyo. Dhegay [...]
1 1,984 1,985 1,986 1,987 1,988 2,819 23832 / 33825 POSTS