Madaxweyne Gaas oo amaanay doorka waxbarashadda Gabdhaha ee Puntland (dhegayso)

Madaxweyne Gaas oo amaanay doorka waxbarashadda Gabdhaha ee Puntland (dhegayso)

Madaxweyanaha Puntland Cabdi Wali Cali Gaas ayaa ka hadlay muhimada ay leedahay Waxbarashada Gabdhaha,waxaana uu sheegay in uu ku farxasanyahay in gabdha iyo wiilasha ay islaegyihiin marka la joogo goobaha Waxbarashada.

Gaas Madaxweynaha Puntland ayaa gabdhaha Dugsiyadda sarre iyo jaamacadahaba ugu baaqay inay kor u qaadan Aqoontooda,isla markaasna ku dadaalan waxbarashadda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com