Khilaafka Galmudug oo meeshii ugu sareyeey maraya (daawo)

HomeWararka

Khilaafka Galmudug oo meeshii ugu sareyeey maraya (daawo)

Waxaa cirka isku shareeray Xiligan khilaafkii u dhaxeyeey Madaxda ugu saraysa Maamulka Galmudug,iyado warsaxafadeedyo iska soo horjeeda ay soo sarayeen garabyadda Cadaado iyo dhuusomareeb. garabka uu hogaaminayo Axmed Ducaale Xaaf ayaa warsaxafadeed ay soo sareen ku sheegay in dowladda Farmaajo ay hurinayso khilaafka,isla markaana ay doonayso burburka Galmudug. Hoos kadaawo Warsaxafadeedka Galmudug

Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Soomaali dil iyo dhaawac loogu geystay dalka Koonfur Afrika
Warka Fiidnimo iyo Cabdinaasir Ibraahin Maxamed (dhegayso)

Waxaa cirka isku shareeray Xiligan khilaafkii u dhaxeyeey Madaxda ugu saraysa Maamulka Galmudug,iyado warsaxafadeedyo iska soo horjeeda ay soo sarayeen garabyadda Cadaado iyo dhuusomareeb.

garabka uu hogaaminayo Axmed Ducaale Xaaf ayaa warsaxafadeed ay soo sareen ku sheegay in dowladda Farmaajo ay hurinayso khilaafka,isla markaana ay doonayso burburka Galmudug.

Hoos kadaawo Warsaxafadeedka Galmudug

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: