Category: Wararka

1 1,982 1,983 1,984 1,985 1,986 2,825 23808 / 33898 POSTS
NISA oo sheegtay in ay gacanta ku dhigeen Sarkaal Al-shabaab ka tirsan oo ku taqasusay Qaraxyada

NISA oo sheegtay in ay gacanta ku dhigeen Sarkaal Al-shabaab ka tirsan oo ku taqasusay Qaraxyada

Sida lagu baahiyay barta Twitter-ka  ee Hay,ada NISA ,  howlgalkan ayaa dhacay 23-kii bishan October oo shalay ku beegneyd. Qoraakla ka soo baxay H [...]
Soomaaliland oo dib ucelisay deeq daawo ah oo ka timid dowladda Soomaaliya

Soomaaliland oo dib ucelisay deeq daawo ah oo ka timid dowladda Soomaaliya

Wararka naga soo gaaraya magaalada laas-Caanood ee gobolka Sool ayaa sheegaya in Diyaarad siday gar gaar Caafimaad loo diiday in ay ka dagto garoonka [...]
Xaaladda deegaanka Dhumay ee Koonfurta Laascaanood oo degan

Xaaladda deegaanka Dhumay ee Koonfurta Laascaanood oo degan

Wararka ka imaanaya deegaanka Dhumay ee koonfurta Laascaanood ayaa sheegaya inay degantahay xaaladda deegaanka Dhumay oo ay shalay iyo daraad dagaallo [...]
Aqalka Sare Soomaaliya oo soo dhoweeyey guddi kala shaqaynaya xukuumadda khilaafka maamul goboleedyada

Aqalka Sare Soomaaliya oo soo dhoweeyey guddi kala shaqaynaya xukuumadda khilaafka maamul goboleedyada

Baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya ee Aqalka Sare ayaa soo dhoweeyey guddi raysal wasaaraha Soomaaliya uu magacaabay oo Golaha Aqalka Sare kala shaqay [...]
Trump iyo xoghayihiisa arrimaha dibadda oo sheegay inay ciqaabayaan dadkii ka dambeeyey dilkii wariye Jamaal

Trump iyo xoghayihiisa arrimaha dibadda oo sheegay inay ciqaabayaan dadkii ka dambeeyey dilkii wariye Jamaal

Madaxwaynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay dowladdiisa inay u ciqaabi doonto dadkii ku lug lahaa dilka wariyaha Sacuudiga ee lagu dilay qunsuli [...]
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga soo [...]
Turkiga: “Saraakishi qorsheyeey falka Khashoggi lagu dilay annagaa maxkamadaynayna” (Daawo)

Turkiga: “Saraakishi qorsheyeey falka Khashoggi lagu dilay annagaa maxkamadaynayna” (Daawo)

Ku soodhawadda warbixinadii ku saabana baadigoobka wariye jamaal khashoggi iyo madaxweynaha turkiga oo maanta ka hor khudbeyeey barlamaanka ,isago ku [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir [...]
Shacabka Galmudug oo siyaabo kala duwan uga hadlay khilaafka DFS iyo dowlad gobaledyada (dhegayso)

Shacabka Galmudug oo siyaabo kala duwan uga hadlay khilaafka DFS iyo dowlad gobaledyada (dhegayso)

Xili uu jirro khilaaf u dhaxeeya Madaxda sarre ee Galmudug isla markaana uu sii xoogaysanayo ayaa waxaa siyaabo kala duwan uga hadlay shacabka gobalka [...]
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. http://zeno-devlab.s3.amazonaw [...]
Nabadoon Yaasin Cabdisamad & Qaar kamid ah waxgaradka Mudug oo baaq Nabadeed diray (dhegayso/daawo)

Nabadoon Yaasin Cabdisamad & Qaar kamid ah waxgaradka Mudug oo baaq Nabadeed diray (dhegayso/daawo)

Qaarkamid ah waxgaradka Gobalka Mudug ayaa baaq nabadeed u diray beelaha ku dagaalamyah Gobolka sool,kaas oo mar kale dib uga qarxay saaka degaanka dh [...]
Guddoomiyaha gobolka Sool ee Somaliland oo qiray Colaadda Dhumay inay qayb ka yihiin ciidamo mushaar kaqaata Somaliland (daawo)

Guddoomiyaha gobolka Sool ee Somaliland oo qiray Colaadda Dhumay inay qayb ka yihiin ciidamo mushaar kaqaata Somaliland (daawo)

Guddoomiyaha gobolka Sool ee Somaliland Cabdikariin Gargaar ayaa sheegay mid ka mid ah ciidamada ka mushaar qaata Somaliland inay qayb ka yihiin colaa [...]
1 1,982 1,983 1,984 1,985 1,986 2,825 23808 / 33898 POSTS