Soomaaliland oo dib ucelisay deeq daawo ah oo ka timid dowladda Soomaaliya

HomeWararka

Soomaaliland oo dib ucelisay deeq daawo ah oo ka timid dowladda Soomaaliya

Wararka naga soo gaaraya magaalada laas-Caanood ee gobolka Sool ayaa sheegaya in Diyaarad siday gar gaar Caafimaad loo diiday in ay ka dagto garoonka

HINDISE SHARCIYEEDKA BATROOLKA DF SOOMAALIYA 2017
Ciidamada kenya oo toogasho ku dilay 5 ruux oo dil lagu eedeyeey
MADAXWEYNE DENI MIYUU KA HORDEGAY KHATAR DARAN OO MUCAARADKU DAMACSANAA?

Wararka naga soo gaaraya magaalada laas-Caanood ee gobolka Sool ayaa sheegaya in Diyaarad siday gar gaar Caafimaad loo diiday in ay ka dagto garoonka diyaarada ee magaaladaasi .

Daawooyinkan ay siday  Diyaaradan ayaa loogu talagalay in  lagaarsiiyo dadkii ku dhaawacmay dagaalkii ka dhacay deegaanka Dhumay  ee gobolka Sool, kuwaas oo kujira Isbitaalka wayn ee magaalada laas-Caanood.

Deeqdan ayaa waxa ay ka timid dowladda fadaraalka Soomalaiya waxaana diiday in ay laga dajiyo maamulka Soomaaliland.

Majirto wax war ah oo ka soo baxay ilaa iyo haatan dhanka dowladda Soomaaliya .

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: