Shacabka Galmudug oo siyaabo kala duwan uga hadlay khilaafka DFS iyo dowlad gobaledyada (dhegayso)

Shacabka Galmudug oo siyaabo kala duwan uga hadlay khilaafka DFS iyo dowlad gobaledyada (dhegayso)

Xili uu jirro khilaaf u dhaxeeya Madaxda sarre ee Galmudug isla markaana uu sii xoogaysanayo ayaa waxaa siyaabo kala duwan uga hadlay shacabka gobalka Galgaduud,kuwaas oo wax laga xumaado ku tilmaamay khilaafkaas.

Sido kale qaar kamid ah shacabka oo la hadlay radio daljir ayaa ka hadlay khilaafka u dhaxeeya dowladda federaalka iyo dowlad gobaleedyadda iyo shirka ka socda Garoowe.

Warbixintan Waxaa Cabudwaaq kaso diray Wariye Mahad Bashiir Cali

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com