Category: Wararka

1 1,981 1,982 1,983 1,984 1,985 2,826 23796 / 33903 POSTS
Wasiirka Maaliyadda Jubaland oo ka jawaabay qoraalkii wasaaradda maaliyadda

Wasiirka Maaliyadda Jubaland oo ka jawaabay qoraalkii wasaaradda maaliyadda

Wasiirka maaliyadda ee Jubbaland Cabdirashiid Jiir Qaliinle oo ka jawaabaya qoraalka kasoo baxay wasaaradda maaliyadda ee dowladda faderaalka ayaa wax [...]
Madaxda ku shiraya Garoowe oo laga sugayo xisaab celin dhaqaalle lasiiyay (akhriso)

Madaxda ku shiraya Garoowe oo laga sugayo xisaab celin dhaqaalle lasiiyay (akhriso)

Madaxwaynayaasha dowlad goboleedyada Soomaaliya ayaa laga codsaday xisaab celinta lacago ay dowladda Soomaaliya ay siisay, taasi oo ka timid Bankiga A [...]
Ina Khashoggi: Boowe salaan igu khasab laakiin qosol ha iga sugin. Yaa guushu raacday?

Ina Khashoggi: Boowe salaan igu khasab laakiin qosol ha iga sugin. Yaa guushu raacday?

Aan saaka ku biloowno in muwaadin Jamaal Khashoggi aan weli la hayn meydkiisa. Aan ku xijino in mala-awaal kasta uu farta ku fiiqayo guriga boqortooya [...]
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Bossaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso inoo ka daadihinaya Axm [...]
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir B [...]
Asma Shiikh Axmed – Q2aad: “Dulmiga Dahsoon” iyo sidii rag caddaan ahi ay dalka gudihiisa iiga afduubteen si xubnaha jirka la iigala baxo (dhegayso)

Asma Shiikh Axmed – Q2aad: “Dulmiga Dahsoon” iyo sidii rag caddaan ahi ay dalka gudihiisa iiga afduubteen si xubnaha jirka la iigala baxo (dhegayso)

Soomaaliya sannadahaan waxaa ku soo batay afduubka loo gaysto da'yarta, ayna afduubanayaan ajnabi ayadoo da'yarta lagala baxayo xubnaha jirkooda, sida [...]
Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Daljir Bossaso (dhegayso/daawo)

Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Daljir Bossaso (dhegayso/daawo)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Bossa [...]
Wasaaradda Maaliyadda DFS oo markale dowlad gobaleedyada xisaab celin ka dalbatay

Wasaaradda Maaliyadda DFS oo markale dowlad gobaleedyada xisaab celin ka dalbatay

War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa mar kale looga codsaday maamul goboleedya [...]
Golaha degaanka Degmadda Bareeda oo Kal-fadhigoodi kobaad yeeshay (dhegayso)

Golaha degaanka Degmadda Bareeda oo Kal-fadhigoodi kobaad yeeshay (dhegayso)

Waxaa maanta si rasmi ah degmadda Bareeda uga furmay kalfadhigii 2-aad ee golaha deegaanka ee degmada Bareeda tan iyo markii la soo dhisay golaha deeg [...]
Waxgaradka Buhoodle oo Baaq Nabadeed u diray Beelaha dhumay ku dagaalamaya (dhegayso)

Waxgaradka Buhoodle oo Baaq Nabadeed u diray Beelaha dhumay ku dagaalamaya (dhegayso)

Odayaasha iyo waxgaradka Magaaladda Buhoodle ee Xarunta Gobalka Cayn oo maanta la hadlay Radio daljir ayaa baaq Nabadeed u diray Beelaha ku dagaalamay [...]
Warka Fiidnimo iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kuna soo dhowaada warkii Fiidnimo ee Daljir. Waxaa caawa xarunta Daljir Bossaso ka soo jeedinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI). H [...]
Xildhibaano nooce ah ayeey shacabka Puntland u bahanyihiin 2019 (Daawo)

Xildhibaano nooce ah ayeey shacabka Puntland u bahanyihiin 2019 (Daawo)

Waxaa lagu gudda jira xiligi soo xulista Xildhibaanada Cusub ee soo dooran doona Madaxweynaha Puntland 2019,kuwaas oo laga raja qabo inay noqdaan kuwo [...]
1 1,981 1,982 1,983 1,984 1,985 2,826 23796 / 33903 POSTS