Waxgaradka Buhoodle oo Baaq Nabadeed u diray Beelaha dhumay ku dagaalamaya (dhegayso)

Waxgaradka Buhoodle oo Baaq Nabadeed u diray Beelaha dhumay ku dagaalamaya (dhegayso)

Odayaasha iyo waxgaradka Magaaladda Buhoodle ee Xarunta Gobalka Cayn oo maanta la hadlay Radio daljir ayaa baaq Nabadeed u diray Beelaha ku dagaalamaya Koonfurta Gobalka Sool gaar ahaan degaanka dhumayo.

Dagaalka Belahaas oo soo noq noqday ayaa sababay dhimashadda dad kor u dhaafaya 50 qof,iyaddo tan iyo shalay ay soo baxayeen baaqyo ku saabsan joojinta dagaalkaas.

Warbixintan waxaa kaso diray Buhoodle Iid Maxamed Cabdi

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com