Wasaaradda Maaliyadda DFS oo markale dowlad gobaleedyada xisaab celin ka dalbatay

Wasaaradda Maaliyadda DFS oo markale dowlad gobaleedyada xisaab celin ka dalbatay

War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa mar kale looga codsaday maamul goboleedyada inay soo dhameystiraan xisaab celinta lacagihii horay loogu diray ee ka midka aheyd taageerada dowladdu siiso maamul goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka.

Qoraalka ka soo baxay Xafiiska Wasiirka Maaliyadda ayaa lagu sheegay in si xushmad leh uga codsatay labo jeer loo diray Wasaaradaha Maaliyadda dowlad goboleedyada inay dalabkooda soo gudbiyaan oo ku saabsan isticmaalka lacagihii horay loogu diray.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com