Nabadoon Yaasin Cabdisamad & Qaar kamid ah waxgaradka Mudug oo baaq Nabadeed diray (dhegayso/daawo)

Qaarkamid ah waxgaradka Gobalka Mudug ayaa baaq nabadeed u diray beelaha ku dagaalamyah Gobolka sool,kaas oo mar kale dib uga qarxay saaka degaanka dhumay ee gobalkaas.

Nabadoon yaasin cabdisamad iyo abwaan cabdulhhi ayaa baaq u diray beelaha ku dagaalamayah gobolka sool iyagoona ugu baqaay in ay sharuud la’aan ku joojiyaan Dagaalkas.

sidoo kalena waxay ugu baaqeen waxgaradka kale in ay u gurmadaan kana qayb qaataan sidii loo damin lahaa colaadaas.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com