Category: Wararka

1 1,814 1,815 1,816 1,817 1,818 2,823 21792 / 33868 POSTS
Xal laga gaaray khilaaf ka taagna maamulka degmadda Baardheere ee gobalka Gedo

Xal laga gaaray khilaaf ka taagna maamulka degmadda Baardheere ee gobalka Gedo

Iyadoo muddooyinki dambe uu jiray khilaaf qaatay muddo islamarkaana ka dhashay is-qab-qabsi la xiriira maamulka Degmada Baardheere, ayaa Madaxweyne ku [...]
Ciidamada AMISOM oo qaraxyo lagula eegtay Muqdisho

Ciidamada AMISOM oo qaraxyo lagula eegtay Muqdisho

Ciidamo la tirsan AMISOM ayaa maanta qaraxyo lagula eegtay degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho. Qaraxyada oo ahaa Miinooyinka dhulka lagu aaso, [...]
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Tababar u soo xiray Ciidamo loo diyaariyay Qorsha Sugidda Amniga Caasimadda

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Tababar u soo xiray Ciidamo loo diyaariyay Qorsha Sugidda Amniga Caasimadda

Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS)، mudane Xasan Cali Khayre, ayaa munaasabad maanta lagu qabtay xarunta tababarka ciidanka boo [...]
Wafdi dowladda  Soomaaliya ka socday oo kormeer ku tagay dhismaha  waddada iskuxirta Gaarlkacyo iyo Garoowe (dhegayso+Sawiro )

Wafdi dowladda Soomaaliya ka socday oo kormeer ku tagay dhismaha waddada iskuxirta Gaarlkacyo iyo Garoowe (dhegayso+Sawiro )

Gaalkacyo iyagoo u kuur galayay sida uu mashruucan usoco iyo dowrkii ay dowladdu ka qaadan lahaynd dhismaha waddadan. Dowladda Jarmalka  ayaa 8-b [...]
Booliska  Bosaaso oo soo bandhigay Ragii ka dambeeyay dilkii Ganacsade Cukaashe (dhegayso)

Booliska Bosaaso oo soo bandhigay Ragii ka dambeeyay dilkii Ganacsade Cukaashe (dhegayso)

Taliska ciidamada Booliska ee gobolka Puntland ayaa magaalada Bosaaso ku soo bandhigay Ragii ka dambeeyay dilkii Ganacsade Salaad Cabdi Cukaashe . [...]
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee ma [...]
Miinooyin Al-shabaab ay ku aaseen waddooyinka gala degmada Jamaame oo la soo saaray (sawirro)

Miinooyin Al-shabaab ay ku aaseen waddooyinka gala degmada Jamaame oo la soo saaray (sawirro)

Ciidamada daraawiishta ee Jubbaland ayaa ku guulaystay inay miinoyin kasoo saaraan wadooyinka aada degmada Jamaame ee gobolka Jubada hoose oo ka mid a [...]
Xaalad khatar ah oo banii’adantinimo oo ka jirta Venezuala iyo madaxwaynaha oo diidan gargaar

Xaalad khatar ah oo banii’adantinimo oo ka jirta Venezuala iyo madaxwaynaha oo diidan gargaar

Hogaamiyaha mucaaradka ee Venezuela Juan Guaidó oo ka hadlay dibadbax balaaran oo kadhaca caasimadda Caracas ayaa sheegay inuu ilaalinayo gargaarka ba [...]
Madaxweynaha maraykanka oo ilhaan cumar ugu baaqay inay iscasiho

Madaxweynaha maraykanka oo ilhaan cumar ugu baaqay inay iscasiho

Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu rumeysan yahay in Ilhan Cumar oo ka mid ah xisbiga Dimuqraadiga kana mid ah Aqalka Senatk [...]
Ciidanka jubbaland oo howlgal sameyeey hubna ku soo qabtay

Ciidanka jubbaland oo howlgal sameyeey hubna ku soo qabtay

Wararka ka imanaya gobolada Jubbooyinka ayaa sheegaya in ciidamada Daraawiishta Jubbaland iyo ciidamada xoogga dalka ee Dowlada Federalka ay ku guuley [...]
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga soo [...]
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir G [...]
1 1,814 1,815 1,816 1,817 1,818 2,823 21792 / 33868 POSTS