Miinooyin Al-shabaab ay ku aaseen waddooyinka gala degmada Jamaame oo la soo saaray (sawirro)

Miinooyin Al-shabaab ay ku aaseen waddooyinka gala degmada Jamaame oo la soo saaray (sawirro)

Ciidamada daraawiishta ee Jubbaland ayaa ku guulaystay inay miinoyin kasoo saaraan wadooyinka aada degmada Jamaame ee gobolka Jubada hoose oo ka mid ah deegaamada ay kooxdan maamusho.

Howlgalkan ayaa sidoo kalle waxaa ka qaybgalay ciidamada dowladda faderaalka Soomaaliya.

Ilaa labaatan miino ayuu sheegay in lasoo fagay kuwaasi oo lagu aasay wadada.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com