Category: Wararka

1 1,816 1,817 1,818 1,819 1,820 2,824 21816 / 33879 POSTS
RW khayre oo gudoomiyeey Shirka tubta horumarinta arrimaha bulshada

RW khayre oo gudoomiyeey Shirka tubta horumarinta arrimaha bulshada

Shirka tubta horumarinta arrimaha bulshada oo maanta lagu qabtay xarunta wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) [...]
Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso | daawo)

Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso | daawo)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Garoowe. Hoos ka dhegayso. http://ze [...]
Masuuliyiin ka tirsan Galmudug oo booqday degaano dhowr ah (dhegayso)

Masuuliyiin ka tirsan Galmudug oo booqday degaano dhowr ah (dhegayso)

Masuuliyiin ka tirsan maamulka degmadda Caabudwaaq ayaa kormeer ku tagay deegaanka Shiila-madow ee Galbeedka Caabudwaaq,iyago kula kulmay qaybaha kala [...]
Hoggaanka cusub ee Puntland iyo askartii aI-Itixaad ee sannadkii 1993

Hoggaanka cusub ee Puntland iyo askartii aI-Itixaad ee sannadkii 1993

Waxay ahayd 19kii Juun 1992, waa Garoowe, xilligaas waxay ahayd xarunta gobolka Nugaal, ma ahayn magaalo dhismo badan leh, waxaa camiray kumanaan qoys [...]
Wasiirka maaliyadda oo la kulmay wafdi ka socda bangiga aduunka

Wasiirka maaliyadda oo la kulmay wafdi ka socda bangiga aduunka

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Bella Bird oo ah Madaxa Ban [...]
Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay

Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kaddib ka qayb-galkiisii S [...]
Qarax gaari oo muqdisho ka dhacay

Qarax gaari oo muqdisho ka dhacay

Gaari ay leeyihiin Ciidamada Booliska ee ka howlgala degmooyinka Muqdisho ayaa saaka lagu qarxiyay Xaafada Sey Biyaano, kaddib markii lagu xiray waxya [...]
Wacaal darey ah: Wariyayaasha Puntland oo loo diiday in ay tabiyaan munaasibada dhaarinta Wasiirada

Wacaal darey ah: Wariyayaasha Puntland oo loo diiday in ay tabiyaan munaasibada dhaarinta Wasiirada

Warbaahinta madaxa banaan ee Puntland ayaa maanta waxaa loo diiday in ay galaan oo ay baahiyaan munaasibadii lagu dhaarinayay Golaha Wasiirada ee Punt [...]
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Axmed [...]
1 1,816 1,817 1,818 1,819 1,820 2,824 21816 / 33879 POSTS