Category: Wararka

1 1,695 1,696 1,697 1,698 1,699 2,823 20364 / 33871 POSTS
Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Daljir Boosaaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Daljir Boosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoo [...]
Shirkii Khamsiislaha Puntland oo waqtigiisii laga soo hormariyay, maxaase looga hadlay? (daawo)

Shirkii Khamsiislaha Puntland oo waqtigiisii laga soo hormariyay, maxaase looga hadlay? (daawo)

Shirkii golaha xukuumadda Puntland ayaa maanta oo Arbaco ah ka qabsoomay madaxtooyada Puntland ee Garoowe, waxaana laga soo hormariyay waqtigiisii oo [...]
Ururo siyaasadeedyo ku shiray hoyga madaxwaynihii hore Xasan Sheekh oo war kasoo saaray siyaasadda dalka

Ururo siyaasadeedyo ku shiray hoyga madaxwaynihii hore Xasan Sheekh oo war kasoo saaray siyaasadda dalka

Urur siyaasadeedyo ku shiray hoyga uu ka deganyahay magaalada Muqdisho madaxwaynihii hore ee dowladda faderaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa [...]
Khayre oo saacado gudahood ku buuxiyay xilka uu iska casilay wasiirkii warfaafinta

Khayre oo saacado gudahood ku buuxiyay xilka uu iska casilay wasiirkii warfaafinta

Raysal wasaare Xasan Cali Khayre ayaa wasiirka warfaafinta ee dolwadda faderaalka u magacaabay wasiir Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ahaa wasiirkiisi [...]
Warka Fiidnimo iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kuna soodhowaada warkii Fiidnimo ee Daljir. Waxaa caawa xarunta Daljir Bossaso ka soojeedinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI). Hoo [...]
Wasiirka Warfaafinta ee Dowladda Faderaalka Soomaaliya oo iscasilay

Wasiirka Warfaafinta ee Dowladda Faderaalka Soomaaliya oo iscasilay

Wasiirka Warfaafinta ee Dowladda Faderaalka Soomaaliya Daahir Maxamuud Gelle ayaa iska casilay xilkiisii. Wasiirka ayaa ku sheegay mar uu warbaahin [...]
Muuse Biixi oo xabsiga dhigay hooyooyin dowladda Soomaaliya ka codsaday inay wiilashooda xabsiyada Liibiya kasoo dayso

Muuse Biixi oo xabsiga dhigay hooyooyin dowladda Soomaaliya ka codsaday inay wiilashooda xabsiyada Liibiya kasoo dayso

Ciidamada Somaliland ayaa xabsiga dhigay ku dhowaad sodon hooyooyin ah kuwaasi oo codsnayay inay dowladda faderaalka Soomaaliya iyo cid allaalle ciddi [...]
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee ma [...]
(Sawirro) Gaalkacyo oo si dar darleh ay uga socoto  qaadista Cashuurta Gaadiidka ee sedex biloodka ah

(Sawirro) Gaalkacyo oo si dar darleh ay uga socoto qaadista Cashuurta Gaadiidka ee sedex biloodka ah

Madaxda Wasaaradda Maaliyadda ee Gobolka Mudug ayaa magalada Galkacyo kawada ololaha Cashuurta Gaadiidka ee sedex bilood-laha ah . Ciidanka ilaalad [...]
Dowladda Faderaalka oo siidaysay nin dambi Al-shabaabnimo ay ku xukuntay Puntland

Dowladda Faderaalka oo siidaysay nin dambi Al-shabaabnimo ay ku xukuntay Puntland

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa siidaysay Cabdirisaaq Xuseen Tahliil oo loo yaqaano Ina Calool geel, kaasi oo [...]
Ciidamada Danab oo Al-shabaab kala wareegay deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose

Ciidamada Danab oo Al-shabaab kala wareegay deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose

Ciidamada xoogga dalka ayaa saaka dagaal kula wareegay deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose, sida ay tabisay Wakaaladda wararka ee SONNA. [...]
1 1,695 1,696 1,697 1,698 1,699 2,823 20364 / 33871 POSTS