Category: Wararka

1 1,697 1,698 1,699 1,700 1,701 2,819 20388 / 33825 POSTS
Warka Fiidnimo iyo Xaawo Axmed Maxamed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Xaawo Axmed Maxamed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Wariye Xaawo Axmed Maxamed  oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Garoowe. Dhegayso. ht [...]
Madaxweyne Deni oo Kulan La Qaatay Safiirka Dalka Norway ee Soomaaliya.

Madaxweyne Deni oo Kulan La Qaatay Safiirka Dalka Norway ee Soomaaliya.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu wehelinayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Pun [...]
Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 6aad (Xaawo Axmed | Dhegayso)

Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 6aad (Xaawo Axmed | Dhegayso)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga i [...]
MAANHADAL: Khilaafka DFS iyo mucaaradka Nairobi ku shirsan (dhegayso)

MAANHADAL: Khilaafka DFS iyo mucaaradka Nairobi ku shirsan (dhegayso)

Maanta iyo MAANHADAL waxa aan ku falaanqeynaynaa aragtida indheergaradka iyo dadweynaha ee mucaaradka ku shirsan Nairobi iyo dhaliisha ay mucaaradku u [...]
London oo lagaga dhawaaqay xisbi Siyaasadeed cusub (Sawiro)

London oo lagaga dhawaaqay xisbi Siyaasadeed cusub (Sawiro)

Magaalada London ee caasumada wadanka Britain ayaa waxaa lagu shaaaciyey xisbi cusub oo siyaasadeed oo loogu magac daray "Xisbiga Wadaniga Soomaaliyee [...]
Warka Duhurnimo ee Daljir iyo Xaawo Axmed Maxamuud Daljir Garowe (dhegayso)

Warka Duhurnimo ee Daljir iyo Xaawo Axmed Maxamuud Daljir Garowe (dhegayso)

Warka Duhurnimo ee maanta oo Jimce ah waxaa uu nooga imaanayaa xarunta Daljir ee Garoowe, waxaana soo jeedinaysa Xaawo Axmed Maxamed. https://sound [...]
Wasiirka Ganacsiga oo Beijing kula kulmay Madax ka tirsan Dawladda China

Wasiirka Ganacsiga oo Beijing kula kulmay Madax ka tirsan Dawladda China

Shir u dhexeeya dowladaha Afrika iyo Shiinaha oo ku saabsan iskaashi iyo wax wada qabsi ayaa ka socda dalkaasi Shiinaah caasimadiisa,iyadoo ay ka qeyb [...]
Madaxda Galmudug oo kulan la qaatay Xildhibaan Mahad salaad

Madaxda Galmudug oo kulan la qaatay Xildhibaan Mahad salaad

Shalay gelinkii Dambe ayuu gaaray Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mid ah xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Magalada Dhuusamare [...]
Senator Cabdiraxmaan Faroole oo eedeyn xoogan u jeediyeey Dowladda Federaalka (Daawo)

Senator Cabdiraxmaan Faroole oo eedeyn xoogan u jeediyeey Dowladda Federaalka (Daawo)

Senator Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole oo ah Senator ka tirsan Aqalka Sare ee dalka ayaa ku dhaliilay dowladda Federalka Soomaaliya qaabka ay u m [...]
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Kha [...]
Maxaa sababay in cudurka duumada ay uga badantahay magaalada Bosaso magaalooyinka kalle?

Maxaa sababay in cudurka duumada ay uga badantahay magaalada Bosaso magaalooyinka kalle?

  Fadumo Deggan ayaa fahfaahinaysa https://www.facebook.com/RDaljir/videos/269311350504038/   [...]
1 1,697 1,698 1,699 1,700 1,701 2,819 20388 / 33825 POSTS