Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 6aad (Xaawo Axmed | Dhegayso)

Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 6aad (Xaawo Axmed | Dhegayso)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga iyo shaqo-abuurka. Asbuucaan waxa aan ku falaanqeynaa sida loo abuuro keyd dhaqaale iyo nidaamka furashada akoonka iyo xiriirka bangiyada.

Soosaarista barnaamijka waxaa si wadajir isaga kaashaday Radio Daljir iyo BBC Media Action, waxaana maanta soojeedinaya Xaawo Axmed.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com