Ururo siyaasadeedyo ku shiray hoyga madaxwaynihii hore Xasan Sheekh oo war kasoo saaray siyaasadda dalka

HomeWararka

Ururo siyaasadeedyo ku shiray hoyga madaxwaynihii hore Xasan Sheekh oo war kasoo saaray siyaasadda dalka

Urur siyaasadeedyo ku shiray hoyga uu ka deganyahay magaalada Muqdisho madaxwaynihii hore ee dowladda faderaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Warka Arooryo iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Urur siyaasadeedyo ku shiray hoyga uu ka deganyahay magaalada Muqdisho madaxwaynihii hore ee dowladda faderaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa laga soo saaray baaqyo dhowr ah oo loo jeediyay xukuumadda Soomaaliya.

Urur siyaasadeedyadan ayaa kala ahaa  Himilo Qaran, Wadajir, UPD, Ilays iyo NDP, waxaana ay ku baaqeen doorashada dalka in lagu qabto waqtigii loogu talagalay oo aanay dhicin muddo kordhin.

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: