Site icon Radio Daljir

Ururo siyaasadeedyo ku shiray hoyga madaxwaynihii hore Xasan Sheekh oo war kasoo saaray siyaasadda dalka

Urur siyaasadeedyo ku shiray hoyga uu ka deganyahay magaalada Muqdisho madaxwaynihii hore ee dowladda faderaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa laga soo saaray baaqyo dhowr ah oo loo jeediyay xukuumadda Soomaaliya.

Urur siyaasadeedyadan ayaa kala ahaa  Himilo Qaran, Wadajir, UPD, Ilays iyo NDP, waxaana ay ku baaqeen doorashada dalka in lagu qabto waqtigii loogu talagalay oo aanay dhicin muddo kordhin.

 

 

Exit mobile version