Shirkii Khamsiislaha Puntland oo waqtigiisii laga soo hormariyay, maxaase looga hadlay? (daawo)

HomeWararka

Shirkii Khamsiislaha Puntland oo waqtigiisii laga soo hormariyay, maxaase looga hadlay? (daawo)

Shirkii golaha xukuumadda Puntland ayaa maanta oo Arbaco ah ka qabsoomay madaxtooyada Puntland ee Garoowe, waxaana laga soo hormariyay waqtigiisii oo

Wiil dhalinyaro Cadayle ah oo ka shakeyeey siduu ugu Qanacsanyahay shaqada Cadayga (dhegayso)
BADBAADO: Halista COVID ee Maanta &Kiisaskii udambeyay ee cudurka Covid-19 iyo tirada u dhintay oo gaaraysa 1,331.(Taxanaha 11aad | daawo)
BADQABKA CUNNOOYINKA & NAFAQADA | MAWDUUCA 2aad ee MAANTA: QUUDINTA QOYSKA (Daawo)

Shirkii golaha xukuumadda Puntland ayaa maanta oo Arbaco ah ka qabsoomay madaxtooyada Puntland ee Garoowe, waxaana laga soo hormariyay waqtigiisii oo Khamiislaha ahaa.

Wasiirka warfaafinta Puntland Cali Xasan Sabarey ayaa faahfaahiyay waxyaabaha shirkan loga hadlay.

In lasoo furo xoolaha Puntland ee Imaaraatka Carabta, Kulankii madaxwaynaha Puntland iyo shirkadda DP World dhismaha iyo dib u habaynta dekedda Bosaso, abaaraha, kor u qaadista dakhliga canshuuraha iyo ammaanka Puntland.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: