Wiil dhalinyaro Cadayle ah oo ka shakeyeey siduu ugu Qanacsanyahay shaqada Cadayga (dhegayso)

Wiil dhalinyaro Cadayle ah oo ka shakeyeey siduu ugu Qanacsanyahay shaqada Cadayga (dhegayso)

inta baddan dhalinyarada somaliyeed waa kuwo Waxbarta qaarba Tahriib ku fikira halka qaar kalena ay jeclaystaan inay shaqo abuur sameyaan oo ku ganacsadan dhulkooda,

Maxamed Cabdi waa wiil dhalinyaro ah oo kashaqaysta Cadayga ,wuxuu daljir uga waramay shaqadan cadayga iyo sababta ku kaliftay inuu kashaqeeyo cadayga isago heli kara shaqooyin kale .

Warbixin Wariye Xaawo Axmed Maxamed ayaa inooga diyaarisay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0